Che -Guevara

Ikran Tahlil, the saga of the missing NISA agent

Recommended Posts

Madaxweyne Farmaajo oo soo saaray wareegto uu ku hakinayo awoodaha raysal wasaare Rooble

Madaxweyne Farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku hakinayo awoodaha raysal wasaare Rooble, kadib markii uu ku eedeeyay inuu soo saaro go’aanno ku keli ah oo aan waafaqsanayn shuruucda iyo Dastuurka dalka.

Madaxweyne Farmaajo wuxuu ka mamnuucay raysal wasaare Rooble dhammaan warqadaha kasoo baxa xafiiskiisa, gaar ahaan xil kaqaadis ama xil magacaabis, inta laga dhammeystirayo doorashooyinka dalka oo ay u xilsaaran yihiin Guddiyada Madaxabannaan ee magacaaban.

“Maadaama Wasiirka Koowaad ee XFS uu jabiyay Dastuurka KMG ah, waxaa la hakiyay awoodaha Wasiirka Koowaad iyo dhammaan warqadaha kasoo baxa, gaar ahaan xil kaqaadis ama xil magacaabis, inta laga dhammeystirayo doorashooyinka dalka,” ayaa lagu yiri wareegtada kasoo baxay madaxweyne Farmaajo.

Madaxweyne Farmaajo wuxuu raysal wasaare Rooble ku eedeeyay inuu ka weecday waajibaadkii loo igmaday Xukuumadda ee ahaa ka shaqeynta doorashooyinka iyo amniga doorashooyinka.

Share this post

Link to post
Share on other sites
4 hours ago, Dhagaxtuur said:

What would Rooble's response be, I wonder?

Place your bets. Bet now!

What response he have, the ex prime minister,  either he will take isbaaro somewhere as traditional dictates,  farmaajo fault getting m0ryaan first place,  worse prime minister ever 

Share this post

Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Dalmar1 said:

History repeats again, another power crazed ex-president illegally sitting post his mandated Presidency to prevent elections from happening.

https://www.facebook.com/amooreozil/posts/1758724141182529image.png.21c2d4ca33ad2b3ac3fd05aada0845b6.pngimage.png.41e0033af88e13e9c184decc23c2a2d3.pngimage.png.5bbc16ffe8e2c0c19780b179aa88950b.png

If we were being serious, everyone's mandate expired. Rooble's main job was to guide the country through the (s)election process. And this is bad for future presidency. We can't seem to differentiate the president and presidency.

Share this post

Link to post
Share on other sites

THIS girl is a tip of the iceberg,  there are  very well coordinated plan to put Somalia on its knees and destroy the fragile state. 

Many Somalis  including some who post here can not see beyond their animosity towards Farmaajo.

UAE, Kenya,  Djibouti,  are hellbent destroying Somalia, They have compromised M0ryaan Rooble , and have other forreign agents , Deni, Madoobe,  and highly possible they know the fate of this girl.

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Rooble is desperate by now. 

Here is the conversation between him and Speaker Mursal yesterday.

Rooble: madaxwetnaha wakhtigiisu bishii labaad ayuu dhamaaday waxna ma amri karo waxna ma eryi karo.

Mursal: Anaga adiga waxa noo kaa keenay waa madaxweynaha. Madaxweynaha marka mid la soo doortay yimaado ayey awoodiisu dastuuriga ahi dhamaanaysa, Baarlamaankuna waa joogaya oo shaqaynayaa marka midka la soo doortay yimaado.

Rooble: Ha joogo inta ku kale imaanayo laakiin ciidanka mari karo.

Mursal: Ciidankan aad sheegayso haddi madaweynuhu maanta geeriyoodo oo uu meesha ka baxo, adigu ma maamulaysid e aniga ayaa noqonaya, " acting president" iyo taliyaha guud ee ciidanka.

Sidii meesha loo fadhiyey ee loo doodayey ayaa Mursal loo keenay warqadii 20 qodob ku taalay ee la tidhi xafiiskiisa ayey ka soo baxaday.

Mursal"  warqadan la ii keenay hore iiguma aadan sheegine xagay ka timid?

Rooble: teemkayga ayaa soo diyaariyey.

Meesha waxa ay ku tusaysaa in ay jiraan koox amarada iyo waraqahaba soo saaraysa Rooblena ku guuraysa.

Farmaajo oo aamusan oo cidna kala saarayn ayaanu la yaabanayne mid waxa yimid aan fayoobayn.

Allow sahal amuuraha.

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Anyway, Rooble is done.

He couldn't control the treasury. He was told clearly not to interfere with the financial institutions including the IMF credit Line which was holding up to $280 million. 

Now it got even worse. In August, he signed a documents transferring the management of regional elections including elder selection and finance to regional leaders without mentioning any supervision or having a say in case of " unforeseen businesses" arising from the regions.

Now, the federal government and Dr. Bayle will be transferring the election money directly to regions.And believe me those boys in Garoowe, Kismaayo and Galmudug and others will appreciate any cash coming from the Feds since they are broke.

So, Signor Rooble will be unemployed . No election to manage, and no money to distribute. 

Ha la murmo Fahad Yaasiin. Doorashadii waa laga wareejiye, maxakamada teg oo u dood gabadha la waayey. Ku darso oo weliba Dr. Bayle dacwad ku fur.

BY the way, we are all waiting this Fahad guy to arrive soon. He could be a witness to expose the mob. I am afraid the mafia might get him before his witless statement. Full security must be provided both at the airport and his route.

Besides what this talk about Fahad this Fahad that?

Ugly Somali tribes whether they are in Garoowe, Galmudug or Mogadishu are jealous  of this self made man? He is " Laandheere" because  of the Somali state, and in our side of  the isle Laandheere means those who have a functioning state, those who got honor by serving theeir people , otherwise you are a bald nomad fighting for the comb and claiming fake laandheere.

Waxa uu ka soo jeedaa dadkii saqaafada, xadaarada iyo diinta dadka bari jiray like the Banaadiri and others in South west ( Soomaalida wanaagsan ).

Share this post

Link to post
Share on other sites
32 minutes ago, galbeedi said:

Afka iga la baxday walaahi,  many are extremely jealous of this powerful man who self-made . They are very anxious and angry about this man, who built all these connections. 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.