Sign in to follow this  
wyre

Assalaamu caleykum

Recommended Posts

wyre   

Marka hore salaan asxaabta

In badan waan akhrisanaye sol sannad ka horna waxaan filayaa inaan sameystay user balse weli wax kuma aanan qorin oo kama aan dhex muuqan balse waxaan rajeynayaa in aad si wacan oo wanaagsan ii soo dhoweyneysaan

I guess dad badan oo qoraalladooda aan aad u xiiseyn jiray iney isoo dhoweyn doonaan sida jaceylbaro, chekmate iyo nuune

 

SOL waan jeclahay saaxiibayaal

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool the poll questions :D

 

Soo dhaaf sxb, canjeera amxaar ayaan ku quraacanayaa hadaan jab hawada kuu soo marinayo ii sheeg, anyway waan kuu soo niyoodey ee dhab dheh.

 

 

Abaal raaga rag baa leh, mid baaqdana haween baa leh, mid soo dhakhsadana xoolaa leh.

illeyn naagey abaal ma lihid

:D:D waa tee tan sidan kuu garaacdey sxb, garaac ma xumee ma jiiro aangalo ayey kugu saqiir juujisey

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

@nuune sxb aad baad u mahadsantahay soo dhoweynta alla maxaan canjeero amxaar carrabka oga gubtay waagaan eastleigh joogay, waad mahadsantahay inbadan sxb midda abaalka dee xabbad baa bartaa wadnaha iga toogatay

@Ninanc Thanx ina adheer waad mahadsantahay in badan magaceyga dheeridiisa anigaa la yaaban, shoow aniga ma baxsan ee adminka amuu ii bixiyay lol jk akhiyaarta

waad mahadsantihiin in badan

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

ugaas jaceylbaro thanks brow alla maxaan thread kaaga in badan aqriyay balse aadan ogeyn adiga lol :D illaa iyo 2005 ayaa akhrinaye ka warran lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Originally posted by nuune:

lool the poll questions
:D

 

Soo dhaaf sxb, canjeera amxaar ayaan ku quraacanayaa hadaan jab hawada kuu soo marinayo ii sheeg, anyway waan kuu soo niyoodey ee dhab dheh.

 

 

quote:

Abaal raaga rag baa leh, mid baaqdana haween baa leh, mid soo dhakhsadana xoolaa leh.

illeyn naagey abaal ma lihid

:D:D

waa tee tan sidan kuu garaacdey sxb, garaac ma xumee ma jiiro aangalo ayey kugu saqiir juujisey
Nuunow iga qabo dee poll question ka? markaan wax qorayo waa in uu meesha soo galaaye lol

sideen isaga dhiciyaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Oo maxaad gudaha ugu soo dhaafi weyday dheh lol @ jaceylbaro sxb waxaan uun doonaye inaan si fiican idiin kala barto oo aan kadib isku kiin soo dhex tuuray waaban isku kiin soo dhex tuuraybee

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Zack dee soo dhowow ma jidho lol, isla markiiba duqeyn baad billowdee waa maxay

jacaylbaro sxb ha daalin waa markii iigu horreysay halkaane :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

JB, you must be feeling bombastuous today. :D

 

Zack faraha halaga qaado, or else! lol.. he is the cellphone sales agent on SOL oo waa u baahnaandoontaa in the future, JB not so much. lol

 

thbp, ma ogtahay inaad username-kaada badali kartid? just incase:

-click on the "mailbox" icon on top right hand corner of your screen (far left)

-click on "edit profile"

-magacaaga cusub ku qor where it says "Publicly Displayed Name"

-save it

-and baam! your new username will be displayed

-good luck

 

***see! Zack could've helped you with it however you hated on him early in the game. lol ***

p.s. naga yareey "naagta" word signature-kaada ku jirta fadlan, have some respect for women. Ha ku dayanin kuwaan ogahay. Waa talo uun. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this