Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Masuqmaasuq 101

Recommended Posts

The audacity of an insect such as Dubbe to dare think he would get away with selling parts of the National Theater for personal profit amazes the mind of any right thinking individual.

That S.O.B should prosecuted for blatant corruption as soon as a competent government is elected.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Dube and his ilk were members of the Ahmed Siilaanyo government for seven years. Every member of that group, especially those from east Burco has sold every government house and building to the highest bidder. The former minister of housing Cali Mareexaan has even sold the office of the governor in Borama, the Hargeisa Library and every guest house in Hargeisa and Borama.

I think this soft speaking premier is trying to cash before he disappears to whether ever the hell he came from.

Muxuu yidhi:

Tuugo dhuumatanu arki jire

Kuwa toosh sita yimid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
13 hours ago, galbeedi said:

Dube and his ilk were members of the Ahmed Siilaanyo government for seven years. Every member of that group, especially those from east Burco has sold every government house and building to the highest bidder. The former minister of housing Cali Mareexaan has even sold the office of the governor in Borama, the Hargeisa Library and every guest house in Hargeisa and Borama.

I think this soft speaking premier is trying to cash before he disappears to whether ever the hell he came from.

Muxuu yidhi:

Tuugo dhuumatanu arki jire

Kuwa toosh sita yimid.

Soomaalidaan hadda joogto waa bahalo. Dhulal badan danta guud ahaa Xamar ku yaalay waala gatay ama lease lagu sameeyey. Ceelgaab ka koow ah. Isgoysyadii jardiinooyinka lahaa dhan waala wada gatay ama kireeyey.

Waxaa iigu darnaa markee tuugadaan soo haweysteen Qabuuraha Qaranka ku yaalo Tarbuunka. Waa meesha C/rashiid Cali Sharmaarke ku aasanyahay. Sidoo kale aabahey ku aasan, waxaa kale ku aasan C/llaahi Ciise. One year ago on this month, some unscrupulous men who were some distant relatives of C/rashiid Cali Sharmaarke in cahoots with some local Hodan district officials tried to sell Qabuuraha Qaranka to shirkad caan ka ah Xamar. Can you believe this, xataa reer aakhiraadkii ka fakan la'?

They bulldozed and destroyed many graves, including my own father's grave, which was partially destroyed. So was C/llaahi Ciise's grave, which was completely destroyed. After we heard this news, we sent a brother of us from London to Xamar. He saw guddoomiyaha baarlamaanka, who along with guddoomiyaha went to see madaxweynaha, who then called Cumar Filish. Cumar Finish claimed he had no idea. Anyway, it was stopped and we had to rebuilt my old man's grave. Cumar Finish promised he would rebuilt it, which we declined. Some of my own furious siblings wanted to exhume and move the body to Xuddur because what they had done was beyond the pale.

 

  • Thanks 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Arrintaan theater'ka eedaynta koowaad waxay siiyeen farmaajo 

Arrinta doorashada eedaynta koowaad waxay siiyeen farmaajo 

Farmaajo siduu u lahaa owoodii waan wareejiyay bay waxay ka dhigteen tiir meel iska yaala oo ay ku shiish bartaan, ilaa ay gaarsiiyaan makhaayad theater'ka ku dhex taala yuu naga iibsanayaa.!!

Tanaasulka inaan wiil soomaaliyeed mid kale dilin dhaqankooda waa ku ceeb inay farmaajo  ka bartaana warkeedaba daa.


Walaalayaal waxaad u baahan tihiin intaadnan eedayn wasiir dubbe inaad wax ka barataan dhaqanada Usc iyo taariikhda fog.

Intaan awoow ka awoow ka maqlay iyo intaan usoo joogay oo is waafaqay aan idiin sheego.

Kow...  afar usc lama darsaan ama jaar lama noqon karaan.

1- Dadka nool
2- Dadka dhintay
3- Dhirta
4- Dhulka

Tusaale dadka nool waxay qaxooti ku noqdeen aduunkoo dhan ayagoo ka cararaya dhibkooda.

Dadka dhintay waxaa ka mida aabahay oo meeshii ku aasnaa ay batrool iyo nafto ku iibinayaan dhulkana la simeen waa qabuurihii jeneral daa'uud.

Dhirta way jaraan meeshay miyiga ka degaana in yar bay ku xaalufiyaan, geed uu mooye ka qoro iyo mid uu dhiil ku saabiyo iwm.

Dhulku kuma filla haduu boos gato meel kan ku xiga inuu bililaqaysto yaa dhacda.

Tusaale.
Abwaan guure iyo kooxdiisu waxay xoog ku deggan yihiin gurigii haweenka soomaaliyeed.

Muuse labo jeer yuu soo xajiyay waana taqaanaan neeshuu deggan yahay.

Xasan sheekh aabihiis culumuu ahaa jardiino iyo xeeb midna muqdisho ugama tagin.

Nabadoon axmed diiriye allaha u naxariistee, asagoo toban makarafoon hor taagan yuu qirtay inaysan xaq ahayn oo lagula hadlo wasaaradii gaashaandhigga, sadex ilmood oo uu awoowe u yahayna ay ku dhex cayaarayaan oo gabdhuu ku dhalay ay ugu dhashay.

Shareecada Usc waxay qabtaa
in wixii hanti qarana oo muqdisho ku yaala ay ayagu gaar u leeyihiin.

Waxaan maqlay gabadha makhaayadda in laga kireeyo loo diiday xataa farmaajo isku qabiil ma'ahan, axmed madoobe yaa adeer u ah waxay kasoo jeedaa killinka shanaad.

Waa makhaayad kiro ah waxa culimada usc fadwada loo waydiinayo.

Farmaajo soo tuu shalay xaaqayay ma'ahan ma dameerkaa bini aadamka ka fadli badan.

Talo ku socota walaalkeen miskiin-macruuf.

Odayga lafihiisa xuddur ha lageeyo, cabdulaahi ciise yuu la aasan yahay nimankaanu yeeli maayaan hotel toban dabaq ah bay beri ka dhisi.

Clipka si fiican u dhagayso islaanta ilaahay ka baqaysa waxaa la waydiiyay xagee deggan tahay? waxay ku jawaabtay tarabuunka 

Goormaa tarbuunka la degay?
tarabuunka waxaa ku dhawaa meel la seexdo hotel taleex iyo qorax kasoo baxa African village oo waliba ka durugsanaa.

Qabuuraha waxaa ku dheganaa isbitaalkii xoogga waxaana kasoo horjeeday garoonkii tababarka ciyaartoyda horseed.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, gooni said:

Clipka si fiican u dhagayso islaanta ilaahay ka baqaysa waxaa la waydiiyay xagee deggan tahay? waxay ku jawaabtay tarabuunka 

Goormaa tarbuunka la degay?
tarabuunka waxaa ku dhawaa meel la seexdo hotel taleex iyo qorax kasoo baxa African village oo waliba ka durugsanaa.

Qabuuraha waxaa ku dheganaa isbitaalkii xoogga waxaana kasoo horjeeday garoonkii tababarka ciyaartoyda horseed.

Tarbuunka qeybtii hore la fadhiisan jiray lama degano. Baabuurta ayaa lagu dhaqaa saa ku arkaaye markaa 2019 tagay Xamar, fagaarihii la fadhiisan jirayna xoogahoo darbigeeda wali dhisan. Qeybtii yareyd ka dambeysay ayaa la dhistay laakiin iyo meelo yar yar. Qeyb kalena reero danyarley ah degan. Qabuuraha Qaranka dhulkii ka soo horjeeday Tarbuunka reero barakacyaal ah degan iyo goobo yar yar ganacsi ah. Hoteelkii Taleex iyo Carwadii ayaa aad loo deganyahay oo la kala goos goostay. Sidoo kale waxaa la dhistay barxadii weyneyd u dhaxeysay Hoteel Taleex iyo warshadii Kookada. Horaana warshadii Kookada loo dhistay oo 2003 markaa Xamar tagaaye dad u dhisneyd.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
14 hours ago, gooni said:

Walaalayaal waxaad u baahan tihiin intaadnan eedayn wasiir dubbe inaad wax ka barataan dhaqanada Usc iyo taariikhda fog.

Oday Gooni,

Waanu wada degdegnay dhamaantayo. Anigu Dube waxaan ka urinayey raggii Somaliland dhulkii danta guud iyo messhii baabuurta la raacayey iyo guryihii dawladaba iibiyey.

Nabase ahaatee Xaal ayaan siiyey wasiir Dube.

Minister Dube I apologize for my hasty condemnation without checking the facts.

Waxaan daawaday kuwa sheeganaya in ay hobolada waaberi yihiin oo leh Raiisal Wasaaruhu haddii uusan ogayn hawsha hs is baraxo. Dhinaca kalens Farmaajoo weerar aan meel loogu soo gsbado lahayn ku qaaday. Way ogyihiin in aanu Farmaajo hadda farihiisa ku jirin arimaha maamulka hoose hase ahaatee asagii ayey abaareen.

Beryahan Soomaalida waxa aan ku arkay dembi iyo eed qofkii lahaa inta ay ka leexiyaan ayey qof aan qabin dusha ka saarayaan. 

Anigu qofka keliya ee dadkaan meesha socda aan ka fahmay waa C/kariin Faarax Qaarey " Jiir" oo ah mulaxamiista kowaad ee Soomaliya.Hadalkiisana waa cadaa . " Ganacsatooy dhulka ummada faraha kala baxa"

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.