Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi Oo Isugu Yeeray Golaha Wakiilada Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer Madaxweyne uu ku meel mariyey Isugu Yeedhidda Golaha Wakiillada Cusub.

In Fadhiga ugu horreeya ee Golaha Wakiillada cusub ee dhawaan la doortay uu qabsoomo maalinta Salaasada ee ku beegan 03/08/2021, saacaddu marka ay tahay 09:00 Subaxnimo. Fadhigaasina waxa uu ka qabsoomi doonaa Xarunta Golaha Wakiillada ee Caasimadda Somaliland.

IMG-20210801-WA0022.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this