Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye Cirro oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray…..

Recommended Posts

Deeq A.   
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.
musbaar-e1627047348760.jpg
Waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelada, asxaabta, ganacsatada, Mujaahidiinta geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Mujaahid Maxamed Ciise Cilmi (Musbaar) oo hadda ku geeriyooday Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa.
Marxuumka, waxa aan Alle SWT uga baryayaa in uu dambigiisa dhaafo, Jannatul firdowsana ku abaal-mariyo, waxaa si weyn loo xasuustaa kaalintii uu ka soo qaatay dib u xorreynta iyo dib u dhiska dalkeenna, qoyskii, eheladii, asxaabtii, bahdii uu ka baxayna samir iyo iimaan saadaq ah ha innaga wada siiyo. Aamiin.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this