Sign in to follow this  
Dhagax-Tuur

Somalia's child solders - very recent report

Recommended Posts

BiLaaL   

^ Cajiib soo ma aha? I don't know how anyone who understands Islam's stance on this issue can defend the use of child-soldiers - regardless of circumstances.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Cajiib waxa ah in dadka qaar faham xumadooda wax ku dhisaan dad kale u saariyaan!, kan kaa korreeya waan ku ogaa lakin Adiga..

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

Saaxib, this isn't about personalities. Waxa laga hadlaayo waa diinta. Aqri waxaan kor ku qoray. Diinta Islaam ma ogashahay in ciyaal aan qaan gaarin ladagaal galiyo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Bilaal, Norf asked a question which you answered 'cajiib sow maaha?' maxaa cajiib ah?, xaggeen Anigu ciyaal in Askar ay Shabaab ka dhigtaan ku approve-gareeyey?.

 

Ps. Threadku wuxuu ku saabsanyahay TFGda oo ilmo 9 jir ah Askar ka dhigata, maxaad ka tiri taas?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^stop dancing saxib. You tried to rationalise AS' use of child soldiers by stating they're fighting for a 'rebel movement'. Does that mean, in your opinion, it is ok?

Share this post


Link to post
Share on other sites

It just shows the level of the ignorance within the Alshabab group ........... it is like saying "our children can fight, their children can't" ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

Originally posted by Maaddeey:

Dawlad & rebel group miyaad isku mid ka dhigaysaa?, every rebel group in the world have child soldiers, plus Shabab & their donors don't think 15 yrs old as children,
sharciyo ay ku protectgareeyaan ama uga soo horjeedaan Ilmo Askar laga dhigona ma sameysan
, Dawlad isku sheegga maxaa ku qasbaya iney ciyaal Askar ka dhigtaan?.

Tani adiga soo maadan qorin?

 

Here you seem to be suggesting that Al-Shabab don't have set guidelines by which to abide by on this issue. My argument is that Islam has principles on the use of child-soldiers which Al-Shabab should abide by.

 

I apologise if i've misread your statement.

 

ps- I don't condone TFG's practices. The difference is that they admit they're wrong while Al-Shabab makes no excuses and won't even admit the practice.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

A final word, some of the stances Al-Shabab adopts have nothing to do with Islam. Some of their stances are contrary to centuries of Islamic teachings. Those who try to defend AS on such issues will only achieve one goal - i.e. misrepresent our deen and give it a bad name among common folk.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

“I’ll be honest,” said a Somali government official who spoke on the condition of anonymity because of the delicacy of the subject, “we were trying to find anyone who could carry a gun.”

Bilaal, Intaan kore ma ka akhrisay article-ka?, farqiga & is barbardhigga aan sameeyey waa waadix, Shabaab dawlad maaha, UN & EU na ma taageerto, ma fahantay?

 

Tan kale, ilmonimada da'dee ku dhamaataa??, Rasuulku 14 jir dagaal ma geliyey? Ilmuhu ma dagaali karaan markii Waddan Islaam ah la soo weeraro?, Statsitikada aad soo qortay yaa sameeyey?, Shabaab -runtii-Ilmaha ma qafaalaan?.

 

Ps. cunugga sawirka ka muuqda oo kale Shabaab ma ku dhex aragtay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Its not laughing matter, haddaad jawaab u hayso soo daa, kaasho google!.

 

Bilaal, waa la ogyahay in Shabaab Qaladaad leeyihiin (Ninkii raba in waqtigan qalad laga ilaaliyo Shabaab & qolo kaleba waa Ahbal!), lakin waxa hubaal ah iney yihiin wiilal yar-yar oo in Shareecada Ilaahey kor noqoto raba!, in qaladaadkooda oo inta badan been abuur yihiin, lahu mashquulona waa waxa Cadawga Islaamku rabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Originally posted by Maaddeey:

Waxaan illoobay: 'Ilmaha TFG-da markey ilko cagaaranyihiin oo sigaarka kugu soo afuufayaan, kuwa Shabaabka, iyagoo cadayanaya ayay:
Asalaamu Calaykum
kugu salaamayaan, inta badan kan heganka ku jira maahane kuwa kale waxay akhristaan ama dhegeystaan Quraan, meesha ay deganyihiin waxa ka shidan Quran ama wacdi kale halkan kuwa TFG-da music, fuxshi & dhac ku caan bexeen!'.

 

See what I found in another article by the same newslet:

[.

[/b]

you should begin to understand the plight of child soldiers ... Both governments and armed al-sheydaamin groups use children sababto ah

they understand ‘shoot’ and ‘kill,’ but they don’t understand what is going on,” marka ninyoho ilma aad dhashay dagaalkan uma aadan dirteen adiga oo Qowsar weynaday ah ayaan raganimo uu ku'aado laheen marka faata dhugta nagala tag

 

 

tusaale ayaad waxaad dadka oga dhigeesa ciyaalka al-shabaab quraan ayeey dhageestaan kuwa TFG jaad & xaishiih ayey cunyaaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

I fear for the ones with AS more than the ones with the TFG. Kuwan TFGda adeegsaneyso inteey shilimaadku jingle-gareynayaan unbeey sii joogayaan. No jingle no jaad and no job.

 

But what of the AS kids?

 

Tragic realities in both cases. Waa noo fayuujar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this