Sign in to follow this  
SayidSomal

Barr ama Barro

Recommended Posts

A faallow healer practices a form of astrology, using dirt drawings, cards, coffee grinds and tossed shells to diagnose patients.

:eek: :D

Ferguson ma faallow baad ahan jirtay? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^Sayidka, saxeexa maa kaa yaabiyay? War mayee culuunt sayniska dhigta ayaan dhowr sano saaxiib la ahaa. :D

 

 

Originally posted by Sayid*Somal:

Inkasto aan eriga yeeridiisa iyo u dhigmihiisa ingiriis ba ku qaldana – guud ahan waa saxsanaa – arteries iyo veins waa isla meeshi – labaduba waa dhiig qaadayaal.

Laakin waa in aad saddex fiirisa markaad qayb jidhka kamida aad tilmaamayso; shaqada, asalka abuurka iyo iyo goobta uu ku yaalo.

 

Xididada dhiiga qaada waxay kala leeyihiin shaqooyin kala duwan, goobo kala duwana isla markaas hab abuur kala duwan.

 

Tusaale, great veins, vena cavas, portal veins and cerebral venules ..etc. smile.gif

 

Arteries, idhiiga ayey ka qadaan wadnaha iyagoo waraabiyaya jidhka, oo muruqyada wadnuhu ama sanbabku ka mid yihiin.

 

Aorta, Pulmonary trunk and Superior venacava... dhamaan wadnaha ayey dul saaranyihiin laakiin Aorta uun baa ah halbawlaha.

 

Halbawlahu wuxuu usii kala qaybsamaa xidio kale oo waa weyn oo gacmaha, madaxa iyo luqunta, ubucda iyo qaarka hoose iyo weliba xabadka waraabiya.

 

hal baw leh, waa xididka oogu xoog iyo dhumucba weyn.

 

Originally posted by Sayid*Somal: Blood carries the oxygen and nutrients to the heart through the blood vessels called arteries.

Just say coronary arteries to be specific for the wall of the heart . smile.gif waana xidido dhumucdoodu aad u yartahay oo warabiya dahaarka, murqaha iyo qaybaha kale ee wadnaha.

 

Waxay ka farcamaan halbawlaha inta wadnaha uusan ka bixin.

 

adeer kor inta ku qoran axadh. Wax baro damiin yahow! smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ferguson mee maanta?

 

Kyz - Kir! we somalis like to roll our 'r's :D

 

Ninanc - nicnacda naga daa - nin caddaan ah, oo af-soomaali bartay baa meesha la shirtimid - maxaanu ka dheefayna waxaas - annaguba afafkooda waa baranaa :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Internal organs = uur kujirto :D

 

AfSoomaaliga meeshaan lagu soo dhajinooyo qaarkiis waligey filin hindi xataa maka maqlin...Najeynaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

sayid I will NEVER agree with you, one has a duty to make attempts of understanding even luqadaada (yes adiga) :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan Sare KK, khayr, barwaaqo iyo Illahay nabadiis aan ku rajaynaya - waad ku mahadsantahay isku dayga.

 

Juxa, adigana sidoo kale waan jeclahay Illahayd daraadis, dumaashi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Hence why Juxa said to you "inaguba afkaada waan baranaa?"...

 

Sayid, waxaan ku qosley sida adigoo macalin dugsi ah in Somali lagu baro. Waxaanba kuu haystey inaad qalin jebisey, laakiin the Swede aaba kaa badiyo ayey ilatahay. Nacam!

 

Waan idin salaamey yaa jamaaca.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this