Che -Guevara

50 Arrested on June 26th

Recommended Posts

Cuqdadaan iyo naceybkaan ila arka:

Haweenay la xiray kadib markii ay isku dayday in ay hor istaagto dhalinyaro gubayay calanka Soomaaliya

202171637607205433096379.jpg

Ciidamada booliska Somaliland, ayaa xabsiga dhigay Degen Miiraash oo isku dayday in ay hor istaagto dhalinyaro magaalada Borama ku gubayay calanka Soomaaliya.

Dhalinyarada ay Degen isku dheceen ayaa calanka Soomaaliya ku gubayay gudaha Borama.
Waxa jira dhalinyaro ilaa shalay baraha bulshada ku faafinayay calanka Somaliland oo ay la hayen calankayagu waakan.

Isla saakana koox dhalinyaro ah ayaa calanka buluuga ah ee Soomaaliya ku gubay gudaha Boorama.

Degen ayaa marsii horaysay xabsiga loo taxaabay kadib markii ay calanka Soomaaliya ku sharaxatay gurigeeda, iyado mudo kadib lasoo daayay.

Share this post

Link to post
Share on other sites
4 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

LOL 

Share this post

Link to post
Share on other sites
On 6/29/2021 at 5:53 AM, Arafaat said:
20 hours ago, Che -Guevara said:

It came down to this

Keep them locked up. They will learn the hard way. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   
3 hours ago, Che -Guevara said:

Sure, that will teach them.

This is

4 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

Keep them locked up. They will learn the hard way. 

going too far. I think the honour and dignity of the Awdalites has been damaged really bad. They don't even keep their prisoners in their own towns. 

This humiliation will lead to violent confrontation. In the Somali culture of savages, if you don't fight back, you will be a door mat. Considering the chatter among Awdalites , something bad could happen anytime soon. Mark my word.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
7 hours ago, galbeedi said:

Do you know the reason they were transferred to Gabilay or have you asked the authorities in Awdal why the women were transferred from Boorama? Isn't it the right of the government of Somaliland to imprison its law breaking citizens anywhere in the country? Wasn't the kacaan regime you were part of not jailing Somalilanders in Mogadishu and elsewhere? And isn't Farmaajo who is your hero the one who arrested shiekh Mukhtaar Roobow in Baydhabo and jailed him Mogadishu? I guess the Bay and Bakool community are also under humiliation because their people are taken from their towns and jailed in Mogadishu. 

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites

Askarigii ardayga ku toogtay Boorama oo la xidhay iyo maamulka gobolka Awdal oo ka hadlay

Waxa xabsiga loo taxabay askarigii toogtay Ibrahim Cabdishakur Ibraahim, oo aha arday engineering ka baranayay Jaamacadda Camuud ee Boorama.

Duqa degmada Boorama Maxammed Axmed Warsame, ayaa warbaahinta u xaqiijiyay xariga askariga dilka gaystay.

"Marwalba shilalku way dhacaan, tacsi ayaanu u diraynaa qoyska iyo qarabadi, askarigi gacanta gaystayna wuu xidhanyahay" ayuu yidhi.

Badhasaabka gobolka Awdal, Maxamed Axmed Caalin Tiimbaro, ayaa sheegay in booliisku baadhis ku hayo dhacdadan.

"Shilkaasi siduu u dhacay booliiska ayaa gacanta ku haya," ayuu yidhi Tiimbaro.

Gudoomiyaha Jaamacadda Camuud, Saleebaan Axmed Guuleed, ayaa isna tacsi u diray qoyskii iyo qaraabadii isago sheegay in is afdhaaf dhex maray askariga iyo ardayga uu sababay dilka.

Ardayga dhintay maydkiisa ayaa lagu hayaa isbitaalka Boorama, askariga dilka gaystayna waala xidhay oo baadhis ayaa ku socota.

Xigasho (la tifaftiray)

Share this post

Link to post
Share on other sites

This is a lie and disinformation. It had nothing to do with blue flag. The kid in borama had an argument with the soldier and then he shot him. It had nothing to do with the Siyaad Barre Supporter flag. This is big fat lie. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

This is a shameful action from the governor and the Camuud University dean Saleebaan Cawar. Rather than investigate this despicable crime , the first thing they announced was  , ' both the student and the police officer who shot him were from Sanaag Bari'. since when it becomes the duty of the authority to advertise the tribes of the victim and police before getting the facts.

Why there are armed police with AK 47 in a private university? The innocent student was trying to get his cellphone which he forgot, yet live bullets were used after argument. I am very suspicious of the early announcement about both being the same region. The family of the victim had confirmed that the student was from Carmo town in Boosaaso area, not Sanaag Bari. 

I have seen many in the Guurti and media saying those waving the blue flag were from all over Somalia and Camuud was the gathering place. One even said,' Maxaa mwwsha ku soo wada ururiyey'[ after 50 of them were arrested.

THere is a cover up. The police who shot the student could be from Hargeisa and the governor was probably covering up to minimise the damage.They didn't even take the victim to the hospital according to the family.

THese evil separatists probably wanted to shut down Camuud university and discourage the Somali diaspora who chose Borama a home away from home.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.