Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan u sharaxnaa Maayarnimada Burco oo ka tanaasulay Hankiisii+Sababtu u tanaasulay

Recommended Posts

Deeq A.   
Xildhibaan u sharaxnaa Maayarnimada Burco oo ka tanaasulay Hankiisii+Sababtu u tanaasulay
Xildhibaan Khaalid ayaa Goordanbe  soo dhigay Bartiisa Face-book-ga Qoraalkan:-
 burco-3-e1624159692895.jpg
Anigoo ah xildhibaan Khaalid Xasan X.diiriye oo usharaxnaa Maayirka degmada Burco,
Markaan eegay Danta Guud ee Burco, midaynta iyo wada Jirka Bulshada Burco ee nasoo dooratay ee naga Sugaysa waxqabadka, waxaan go,aansaday inaan ka tanaasulo hankaygii Maayirnimo.
Una tanaasulo walaaladay Cabdirisaaq Hero iyo Mukhtaar Cabdi Maxamuud.
Waxaa inoo balana waxqabad iyo horumarka Burco oo Gacmaha isu wada qabsano.…
Wabilaahi tawfiiq
Xildhibaan khalid hassan.
203044688_10220694004607975_322123110913

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this