Dhagaxtuur

How is this a state?

Recommended Posts

Quote

Saadaq Joon iyo ciidamo la socda oo gaaray magaalada…

By Zahra Axmed Gacal 

June 14, 2021

 

in Warar

Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Jeneraal Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, halkaas oo maalmihii la soo dhaafay laga dejiyey ciidamo aad u hubeysan oo hor dhac u ahaa wafdigiisa maanta gaaray Dhuusamareeb.

Saadaq Joon lama hadlin saxaafadda, lamana shaacin u jeedada dhabta ah ee safarkiisa Dhuusamareeb, balse warar ay heshay Caasimada Online waxay sheegayaan in Dhuusamareeb uu ka dhigan doono saldhigiisa ugu weyn inta ay socodaan doorashooyinka dalka.

Raise your middle finger at the government,  no repercussions whatsoever.  And top it all, go to your clan's village and set up a base. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   

‘Formally’ Somalia is a State, but in reality it doesn’t have the monopoly on force, and misses the underlying political legitimacy and social contract which are necessary fundamentals underlying the legitimacy of States.  
 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

I guess Saadaq wants to be a xildhibaan by all means, force included. However, meesha ma'aha sidii hore, so he might go the way Ahlusunna mareen if meesha la tago qalalaaso.

Su'aasha waxee tahay cidaamadaan intee mareen? Diyaarad inay ku tageen ma moodi. Dhulkana ma u maleynaayi, so ma badda ayee doomo ka raaceen. The last scenario is the probable one.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Quote

Muqdisho (Caasimada Online) – Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo muhiim ah, waxaa khilaaf xoog leh uu soo kala dhexgalay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, taliyaha NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo dhinac isku ah iyo madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.

Khilaafka labadaan masuul ayaa salka ku haaya wararka sheegaya in ammaanka doorashada Galmudug lagu wareejin doono taliyihii hore ee booliska Gobalka Banaadir Jenaraal Saadaq Joon, kaasoo dagaal la galay dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo.

Khilaafkaan ayaa soo billowday toddobaadyo kahor markii Madaxweyne Qoor Qoor uu gaarigiisa garoonka diyaaradaha ku geeyay taliye Saadaq Joon oo safar maalmo kooban qaatay ku tagay Turkiga markii uu ka soo laabtayna looga soo qaaday isla gaarigii Qoorqoo, waxaana labada jeer gaariga la saarnaa Madaxweynaha Galmudug iyadoo sababta lagu sheegay in uu Qoor Qoor uu xil gaar ah iska saarayay ammaanka taliyaha oo ay qaraabo yihiin.

Qoor Qoor ayaa horey u kala dhex-galay dowladda iyo Saadaq Joon markii la isku dayey in lagu weeraro xaafadda Shiirkole ee magaalada Muqdisho, markaasi oo Qoor Qoor uu damaanad qaaday amniga Qoor Qoor.

Madaxweyne Farmaajo ayaa aaminsan in Saadaq Joon uu soo saari karo xildhibaanada mucaaradka islamarkaana uu saameyn weyn ku yeelan karo doorashada Soomaaliya maadaama loo xil saarayo ammaanka goobaha doorashada waana sababta keentay in ay kala tagaan Madaxweyne Qoor Qoor iyo Madaxweyne Farmaajo.

Farmaajo ayaa aad isugu haleynayey inuu helo inta badan xildhibaanada kasoo baxaya Galmudug, HirShabelle iyo Koonfur Galbeed, waxaana hadidi Galmudug lagala wareego ay sii yareyn doontaa fursadihiisa.

I rest my case. 

This so called country in name only is forever fcked!

You deliberately fck things up yet you are rewarded forget punishment. 

That's the norm in the land. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.