Sign in to follow this  
nuune

No more Qudbo Siro

Recommended Posts

Tuujiye   

^^^ Qudbo siiro waan sharixi lahaa laakiin saaxiibkee ditoor nuune baa i yari "anigaa soo diyaarinaya cashar ee bal u kaadi!" marka usaga in aan iska sugno waaye kistoo...

 

nuune soo dhaqso nooh cunug yahoo cudurka catarka islaamaha qaba!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

3 dex qof keliyaa ka hadli karta Qudbo Siro,

 

1- Qof Qudbo Siraystay

2- Qof Qudbo Siraysi markhaatiyaasheeda ku jirey

3- Qof Qudbo Siro sheekh ka noqday oo meheriyey

 

nuune kee weeye, hadaba?

 

PS. Dhoobley gabar lagu mehersaday qudbo siro ma gasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

looooool@PS. Dhoobley gabar lagu mehersaday qudbo siro ma gasho

 

PS.aniga far aa iitagan mida ugu horeyso

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^ lool waraa dhoobleyda qudbo siiro ma galaan xagee ka aqrisay?

 

war nuune Sadexdoodaba buu kuu kale dhig dhigi doonaa ee bal sug. Qudba siiro 2011na as a bones baa laguugu sharxi doonaa!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ nuune beel, war wax aan ummadan caamada ka ah qudbo siro u sharraxaayo ma jirto

 

Xiin :D qudbo siro macneey lee lagu dhahee ma anaad igu soo kala fiireesay, Dhoobleeyda laftirkeeda meel u dhaw inaad taqaan ayaan filayaa waa Taabto oo xoogeey Qooqaani u jirto, ayaa laba dhallinyara ah oo is qudba sireestey isku mehershay, waagaa waxey aheyd after qixii 1993gii dhamaadkiisa.

 

 

ee u sharrax dadka awoowe micnaha Qudbo Siro, waa kuwan kolba qof dhinac u macneenayee :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waraaa Tuujiye, adiga iyo FUFU ciyaarta ka fariista ninyahow, wixiinan waxba ka aqoon aa geleysaan.

 

Fufuna gabdhaha Gymka la gala uu yaqaanna kuwaasna Qudbo Siro ma ogola, oo ixtisaabka ku yar, adiga makiinad cajjiin iyo fax ma la ga sheekeynaayo oo waad ogtahay.

 

Aniga iyo sheekhu sarfiga isku kaaya daaya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by nuune:

Xiin
:D
qudbo siro macneey lee lagu dhahee ma anaad igu soo kala fiireesay, Dhoobleeyda laftirkeeda meel u dhaw inaad taqaan ayaan filayaa waa Taabto oo xoogeey Qooqaani u jirto, ayaa laba dhallinyara ah oo is qudba sireestey isku mehershay, waagaa waxey aheyd after qixii 1993gii dhamaadkiisa.

 

Correction!

 

Labadaas hawshay ku jireen masaafo aa la dhahaa :D

 

Mid gabar soo masaafaystay oo anoo beec mushtaraya igu meheri yiri 1993 oo aan u diiday ayyaa maalin dhaweyd maqaayad Minneapolis iigu soo galay :D

 

Haddee eed buu i qabsaday

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool eed buu ii qabsadey :D waan ogaa inaad bohola ka dhaceeso,

 

 

masaafo kuye, Daafeed aa rukun kuu aheed waan is kaseenaa awoowe :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

:D geela laba jir soo wada mar,

 

Tuujiska waagaa xeebta Liido uu jeebsiib caddaanka touristayaasha ka qaraaban jirey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^loool :D:D

 

Xiin FuFu gabdhaha uu gymka ka qabto qudbo siiro maba galaan kuwaas!

 

nuune sheegnooh qudbo siiradii aad gaariso maalin dhaweed kusoo sameysay? mise MMA aan weydiiyaa oo meesha ilfuur ka ahaa...in aad shiikh nimo qudbo siiro garaado ku leedahay waa lawada og yahay lool...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^ loooool xiin kale duq ah aa laga hadlaa not cunug sanka korkiisa xitaa murqo ku leh!...xiin duq waaye saa ogtahay, marka in uu bajaq siyaasad ku galo lee soconeyso nooh...qudbo siiro atooraheeda waaye marka!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D ragiinan qudo siro difaacaya.

 

asxaabul masaafo are a force to reckon with they have single handedly revitilized the economy of daafeed.

 

meeshaas meel ka cajiibsan way ii dhamaantahay.. caasiga ka yimid xamar markuu soo istaago daafeed 10 wadaad ayaa kugu soo boodaya .. mid kasta raba inuu idin meheriyo.

 

the whole affair takes less than :30 minutes.

 

aniga waxa shaki yar iiga jiraa ... wadaadka gabadh wali u noqonaya aabaheed oo 90 KM jira oo nool.

 

inuu meherka dhaco dan baa ugu jirta wadaada marka he is a bit biased

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Did you know that Mut'ah and Qudbo-Siro are both sheeko ay shiicada practice gareeso?

 

 

Kuwaas waa waalan yihiin..laakiin maxaa ka rabtaa hee kuwo daran iyaga oo maryooleey ah baa leen qaboow Mut'ah ka furtay Syria....gabdhihi cadcadaa eber. :D

 

 

C&H...Adeer fariidad baad tahay ee weligaa qudbo siro ha ogolaan...kii waxas kuula imaado dacas wajiga uga garaac biyaha baastadana xaal ahaan usii.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this