Sign in to follow this  
nuune

No more Qudbo Siro

Recommended Posts

Maaddeey   

^Hehe@Siduu u hadlo! and not siduu u hadlay?.

 

Beentaada & Barabagaankaaga inaan ka daba tago miyaa dembigeyga?.

 

Adiga, sida muuqata waxa aad ka warqabto (Somalia) waa Muuse Suudi & Kaaraan Bari, iyagana kuguma heysto.

 

Ps. what if I say: eregga 'Cajab' naagahaa iska leh, coz markii u horreysay waxaan ka maqlay Naag, weli Orommo ah? :D

 

Psst!. Caqli xumadaada, intaad soo oroddaad dhihi doontaa, waa Carabi, Quraanka xataa waa ku jirtaa! ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Salah chahine haddaad maqli lahayd reeygaas cajab ma daba gasheen, Cajabeey Cajiibey-na ninkii yiri adiga kuumaba tirsana sxb!

 

Aqoonteyda Suudi-na waa markii iigu horeysay ee aad arin kasoo harto, inkastoo fari kuu laabantahay smile.gif

 

Sxb, mar bay amuusnaantu malab tahay, miigaanaantuna ka walax tahay. Is daba qabo Baasha!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Shabaab nuskood qudbo sireey ku dhashteen hadeey ku caasinaayaan. Yur dheh

:D:D:D:D:D waraa kuwa ee sii dhalaana maxaa la dhahaa? shuruudyaasha guurka Al-shabaab waxaa ka mid ah qudba siiradaan...

 

ar maxaa meeshaan waayeel kulul oo Jalbo suxul baruur haayaa!! Xiinfaniin iyo Duke ayaaba u daran kawaran! waa rag shan waxarood mar hore geed kusoo xirtay!

 

qudbo siirada horta ma ogtihiin in ee dhoor kheybood ukala baxdo?

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Cawaale, You & I know qofka isdaba qabashada u baahan!, You told me inaad suufiyaasha & Qabri yuurarka aad ka soo horjeeddo (well, not in here), hadda weli laguma arag adigoo hal post (ama nus) inaad ka soo horjeeddo sheegaya!, markii Al Ustaad Karl ku weydiiyey if u r Sufi-na!, 'Ma ihi' waad dhihi kari weyday!, Munaafiqnimo waaye sow lama dhihi karo!.

 

Teeda kale, Nin rag ah baad 'Naag' leedahay, markaasaad qof 'ISDABA QABO' ku leedahay.

 

Xusuuso ur comment about Dajjaal!.

 

Ps. As for Qudbosiro not being Mutcah, I say: Haatuu burhaanakum.., labadaba waxa loo sameeyaa commitment ka carar & is qarsi.

 

Mutcah: Waqti Mucayyan ah baan ku heysanayaa.

Qudbosir: Haddii nala ogaado waa furantahay.

 

Mutcah: (buuxi)

Qudbosiro: (buuxi)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Meeshan waxaan u heestay in ay dadka yaqaanaan micnaha Qudbo Siro, balse waaba habaa'an manthuuran.

 

 

lol qof kasta micnaha uu siiyey erayga qudbo siro

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Qudbo Sir macnaheeda waxa waaye: Gabdhaha qurquruxda badan, oo sariirta hoosteeda lagu qariyo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Si kastood u sharaxdo ama u qurxiso, it still stinks. icon_razz.gif

 

 

Faarax,

LOL! Why keep it to yourselves? What are you hiding, would be my second question.

 

Canjeex

I never took you the kind to support qudbo siro. Oh well..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Pakistani and iranian sheekhs made qodbo siro easy in the west. gabadhaan ii meheri hadaad tiraa Ok bay oran unlike somali sheekhs who asks so many questions like...gabdha aabaheed aaway..ma nool yahay... walaal ma lee dahay. who has a time to answer all those questions in that moment. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms DD   

Qudbo siro is another form of temporary marriage. Dhaxaan arkey ladies being divorced after accidental pregnancy!

 

Some men are just spineless to own up to their hurgufid! Man up for God's Sake.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this