Recommended Posts

Tallaabo   
1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Reer Khaliij dhexdooda markee heshiyeen ee Soomaaliya ku soo ordaayaan mar kale. Waa wada abeeso aanan aamin istaahilin. I hope dowladda dhexe si fiican u isticmaasho against one another.

Falastiiniyiintaba tooray ayay dhabarka ka taageen markaa ma Soomaali ayay wax naxariis iyo jacayl ah u hayaan. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxay rabaan Somalia sidaa sii ahaato. Laakin dhuxusha shiishada iyo uunsiga kushitaan istaagin!

Labadda Saudi la.qaatey, runtii dhowr jeer boorso lacagga laga helay,  Somalida iyaga tuuga ah oo waxku qabsan. Dee waa lagu nici maalin walba baryo iyo gacantoo hoos u dhigato. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.