Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Fiqi tolkooda kama jana tagaan

Recommended Posts

What are they planning? And any planned plan that has Shariif Xasan in the midst meel ma gaaraayo.

I heard suuq warareedka in kulanka ahaa iscafin iyo hal meel oo mideysan beelweynta ka soo jeestaan.

Anyway, I wish them well.

194453131_1141049743033698_7521413042171

195107778_1141049759700363_3332933213186

193955062_1141049786367027_6358702948172

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shakiga Ka dhashay Kulankii Maanta Mursal La Yeeshay Jawaari, Laftagareen & Shariif Xasan

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Muqdisho kaga qeybgalay kulan isugu jiray qada sharaf iyo kala warqaadasho uu Gudoomiyihii hore Gollaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu usameyey Gudoomiyaashii hore Baarlamaanka iyo Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Inta badan siyaasiyiinta kasoo jeeda Koonfur Galbeed ayaa xaadiray Kulanka kuwo miisana leh ayaa ku jiray sida Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo labaduba gudoomiyeyaal kasoo noqday Golaha Shacabka.

Jawaari oo xilka uga horeeyey Maxamed Mursal ayaa iyaguna kulan gaar ah kasoo muuqday ay Siyaasiyiinta fadhiyeen.

Madaxda waxay iska xogwareysteen Xaalada Dalka iyo Arimaha Doorashooyinka.

Si gaar ah kulankooda looma faah faahin waxa la iskula soo hadal qaaday balse warar ayaa sheegaya in Jawaari uu dalbaday sidii Mukhtaar Rooboow xabsiga looga soo saari lahaa.

Lafta gareen ayaa 2018-kii kusoo baxay doorasho awood ah oo Villa Soomaaliya uga xoogtay murashaxiin uu ka mid ahaa Abu Mansuur Rooboow.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Are they going to forego the speaker position is the answer Shariff Hassan want to know ? Impossible there always be a nutter that would not resist to be on the limelight.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Better late than never. Wakhtigiibaa la joogaa ay dadkani awoodooda muujin lahaayeen. Waa inay madaxtooyada u dagaalamaan. Combine your voice guys and make a deal with beelwaynta d!r iyo beesha shanaad. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lol 😂 gudhuu power on show!

I hope for the sake of Somalia, these people learn to aspire to more than just the speakership of a useless defunct rubber stamp parliament. I hope they can somehow engineer a political deal that enables a gudhuu politician to become the next President of Somalia.

Long live gudhuu-land, long live Somalia!👍

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Tallaabo said:

Better late than never. Wakhtigiibaa la joogaa ay dadkani awoodooda muujin lahaayeen. Waa inay madaxtooyada u dagaalamaan. Combine your voice guys and make a deal with beelwaynta d!r iyo beesha shanaad. 

Compared to Reer Cararaaye iyo Jufo Waagoosanay, it is better xaqaaga ka soo dhacsatid walaalahaaga without qol yar isku xirtid then declare inaa qolka ka goosatay the rest of the house. Ridiculous.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.