Sign in to follow this  
Abtigiis

AT peace offer to arch-feminist CARA

Recommended Posts

Zafir   

Paragon, intaad is leedahay hablaha da'da yeeysan kaaga cararin, Cabdiyo oo kale oo aan ciridkeeda ka arkay in ay kaa weyntahay ayaad siri, oo ku modeysa Dhoocin yaroo oon wali dhogorba u soo bixin. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Lol. Adigu yarta cirridkeeda maxaa ku tusiyey ardaalyahow :D . Teeda kale, anigiyo Cabdiyo hadalkayaga waa 'si yar sir yar, qunyar, ma isugu shushubiseen!' ;) . Marka farahaaga sumbuusada naga illaali :D

 

PS: Waan arkayaa in aad dhoocin oo aad Dhoocil ula jeeddo igu tiri. Ku cafin maayo, iilka iyo jidka Aakhiraan kugu sugayaa Adeer smile.gif .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zafir   

^^I cafi adeeroow gacaliye i cafi, waxaan maanta soo haansaday in reer Maakhir ishooda aad u kulushahay. Isu kiin daadey adiga iyo cabdiyo cirid gaduud.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^LOL

Zafir, ciridkeyga xagee ku aragtay ?bal ii sheeg shaki baa igalay , ma odaygi dariska oo ilig iga riday baadtahay? :D

 

Paragon, war ninyohow maxaa kaa si ah, dhiiga maa saliingo lagaaga miirtay maskiin sanidaa ,rigoore buu ninka kaa dhaliyey, ee passivenimoda iska daa ee ga ka soosi :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by Emperor:

War ninkan A&T laleeyahay tol maleh miyaa? Waar tolkiisow hadaad joogtaan ninkan maad xirxirtaan, hadii kalese oo tol loowaayo aniga dad uxigi doonna oo Mental Hospitalka gaynaya ee inoosheega
:D

:D:D

 

Waryaa waxaan ku idhi Emperor, why don't you take me to the one in Addis, meesha la idinka maamulo and along with me this poem:

 

Adaa Emperaroow Jiitayoo Janan Tigree raacay

Aduu Ethiopia jacayl kaa riday jar iyo haadaamo

Adaa jeel qudmuun hooy ka dhigtay lagu jannobaayo

Canjeeradii Jidhidhicada laheyd adaa jawharad u haysta

 

Ee markaad sii jarmaateed Jinyahoow Adari sii dhaafto

Addis Ababa jaafaheediyo kolkaad Shawa ku jaangooyso

Jeertaad jaahil macruuf yahoow u tagto kuwii ku weedaanshay

Adigaa ku jeesteeya hoos jooga’e u gee hadalkan oo gaaban

 

Somali jinn xumadii aad ku jaftay diidee oo nace dheh

Anagii jaajuus barbarad kuu aheyn waa jabkayagii dheh

Jinnac duulaan sidii bay Jabhadihii noogu jiireyeen dheh

Jirab kii na gaadhaa walee na jaray jeenigiya jiifkaa

Jacleey iyo waxay nagu jafeen hub iyo baaruud dheh

 

Kolkaan soo jibboneen jawjaw ka nidhi golaha SOL oo dhan

Qalin iyo jiifto waxaa jigre ka dhigtay Jammaladoodii dheh

Janna-gale DHUBAD wuxuu juglay jidhifle soo tuuray

Wuxuu CISSE jeedal kula dhiciyoo iyo Jaasimkii Kashafaa

Dhiig Joojintii uu ku baday ninkii Tusbaxa jeelaabtay

Jaad kay ahaayeen u sheeg waa ku wadaad garaanee!!

 

Tuug markaan meel yar gaadho isii fadhfadho adigu! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this