Duufaan

Shiikh Shariif is the UAE candidate

Recommended Posts

Duufaan   

XOG: Imaaraatka Carabta oo Boosaaso ka dajisay Baabuur aan xabadu Karin oo uu leeyahay Shariif Sh Axmed.

May 7, 2021 Farah Abdulkadir Mohamed 2

BOOSAASO(P-TIMES) – Warsidaha PuntlandTimes, ayaa ogaaday in todobaadkan baabuur aan xabadu Karin laga dajiyey marsada magaalada Boosaaso ee Puntland, kuwaas oo laga keenay dalka Imaaraatka Carabta, lana doonayo in loo gudbiyo magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya.

Ilo wargal ah oo noo xaqiijiyey warkan ayaa sheegay in baabuurtan ay kala yihiin Baabuur aan xabadu Karin oo ah kuwa Madaxda (V8) iyo Hilux dusha ka furan, lagana keenay dalka Imaaraatka Carabta, iyadoo ay wakiil ka ahaayeen xubno kasoo jeeda dhanka Puntland.

Cida iska leh gaadiidkan ayaa ah Madaxweynihii hore ee dawladda Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, waxaana la rumeysan yahay in ay bixisay dawladda Imaaraatka Carabta, oo u geysay magaalada Boosaaso.

Diyaarad kuwa xamuulka qaada ah ayaa kasoo qaadi doonta magaalada Boosaaso, 2da maalmood ee fooda nagu soo haysa, iyadoo laga soo dajin doono magaalada Muqdisho.

Talaabadan ayaa qeyb ka ah Ole-olaha doorashooyinka Soomaaliya ee hadda bilowday, waxaana dawladdaha Carabtu ay ka mid yihiin kuwa dhaqaalaha ku baxaya.

Horey Imaaraatka Carabta ayaa u bixisay gaadiid badan oo aan xabadu Karin, kuwaas oo ay kala siisay dawlad gobaleedyada Koonfur Galbeed, Jubbaland, Puntland & DF Soomaaliya, xiligii uu wanaagsanaa xariirka labada dhinac ee Muqdisho & Abu Dhabi.

Shariif Sheekh Axmed ayaa todobaadkii hore tagay dalka Imaaraatka Carabta, waxaana uu qeyb ka ahaa safarkaas Loolankii madaxweyne-nimada uu ku raadinayo markii 3aad oo uu xilkan u tartamayo, labo jeer ayuu la kulmay guuldarro siyaasadeed.

Lama garanayo sababta gaadiidkan looga dajin waayay magaalada Muqdisho, balse xariirka labada dawladood ayaa la rumeysan yahay in uu yahay mid dhaawacan oo keenaysa in ay Abu Dhabi, cabsi ka qabto in gaadiidkaas ay la wareegto Dawladda Faderalka Soomaaliya, maadaama aysan cilaaqaad wanaagsan kala dhaxeynin.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Everyone is supported by or seeking the support of foreign nations. This is why we need 1p1v, and the next president should be pressured to the max to finish the constitution, set up constitutional, and start working on1p1v on day one.

Share this post


Link to post
Share on other sites
20 hours ago, Che -Guevara said:

Everyone is supported by or seeking the support of foreign nations. This is why we need 1p1v, and the next president should be pressured to the max to finish the constitution, set up constitutional, and start working on1p1v on day one.

 How can you do 1man 1 vote when the toothless government doesn't have any control beyond banaadir. Isn't it first wise to defeat alshabaab gain more territorial control. And when you control 80 to 90 percent of the land hold elecions. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Xaaji,

One man one vote has taken place  in war torn countries. where insurgents even control a large swat of land. Afghanistan, Central Africa, Columbia and others held elections. 

Puntlnand is safe, Galmudug is relatively safe. 80% Hir-shabbele, 80% of South west and 50% Jubbaland. Banaadir is save to hold elections. The remaining unsafe places could be selected through elder caucuses.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.