Sign in to follow this  
nuune

MAXAAD YAABOOO ARAGTAY

Recommended Posts

Liqaye   

:D:D:D:D:D malin dhow waxan arkay niin naneystisu ah af siiley.

 

lakiin waxa yabaa wa niin dan oh sheikh ah, nagtiisu sidha ukasheqeyo hadal hayaa. :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   
Hebel,saaxiiboow horta wad iga qosolsiissay sida lama huraanka aad u fasirtay waxyaalihii la yaabka ahaa aan soo qoray,adigu sidaadaba maxaad yaaboo aragtay weeyaan agendada hada taagaan,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haaruun   

Waa yaabka yaabkiis,,, MMA sxb arin taada la mida ayaan arkey.....xariif ordaya oo farax wajigiisa ka muuqdo ayaa class-ka soo galay oo gacanta ku wata turub(playing cards) oo naag qaawan ku sawirantahey...ku lahaa, macalin fiiri walaashey wey ku guuleysatey play boy-ga...iaydoo qaawan in lagu sawiro turubyada.......classkii oo dhan baa daawanayey walaashiis oo qaawan....isagan waxaabad moodaa in Janadii loogu balan qaadey qosolka iyo farxada ka dhaceysey.......waa yaab

Share this post


Link to post
Share on other sites

waa yaabka yaabkiise ma og tahay akhiristoow anigoo retire is qoray sida c/risaaq, adan iyo maxamoud sow tan aan ka yaabay waxay qoreen muraad iyo nuune. OG-moti qosol gariir buuba igu riday

hadaba waxaa iniga iigu yaab badnaa ama naxdinba aduunkan qof somaali ah oo ah waryaa nayaa ama nayaa waryaa. cararkaan cararay kabo la aan bilaash cagacade kuluma bixin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hebel   

Aniga maalintaan $100.00 oo isku taal arkay baa iigu yaab badnayd.

.

.

.

Lacagtu Badanaa! Armaan la fasahmaa oo Subcis hees la moodaa?

.

.

Maalintaa Deodorant-ka barafuun mooday oon isku buufshay baa iiga darayd.

.

.

Maalintaa Sisterad faanshee "Baby you got a big mouth" idhiyee "FEEDH!" igu qaadday baa iiga sii dareyd.

.

.

Maalintey "EAT ME!" itidhiyee "BABY IM FULL" idhi baa iiga waalayd.

.

.

Galabtii aan Booc Tubaaka cunee geedka hoostii "Wareer" gam'ee siddeedii fiidnimo islaantu iga toosisaa iiga sii darayd.

.

.

Yaabku waa yaabkii, Aayuhu waa halkoodii, Nasiibku waa sidiisii, Waxaadan heleynna, awalba laguuma qorin.

.

.

Wa Bilaahi Towfiikh.....Towfiikh halaygu salaamo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   
Haaruun lol,xariifkaas kuba ma heen,ma banii aadam miyaan ku tilmaamaa mise dabacaddeeye,war anagaa wax aragnay,war adduunkan inta loo noolyahay ma waxaad aragtay ilma caddaanoo laba jir ah oo ku oronayo adeeroow wax isii(not in english),waa markii iigu yaab badneed oon iri war kanna ma waxuu ka yimid Somalia mise somalia ayuuba kusoo dhashayba,kaaga daranka asagii oo caddaan ah kama helo dadka caddaanka ah,waa odey jijirroole weenaaday,markii danbaa la ii sheegay inuu 27 sano jiro waxa aan mooday 2 jir

Share this post


Link to post
Share on other sites
yoniss   

nin nool geel dhalayuu argaa aniga wixii iiku yaabka batnaa oon argo wuxuu ahaa nin dhagool ah oo cell phone kuhadlaya, nin aan gacmo laheeyn oo baabuurwada iyo nin indhool ah oo qaadwale ah intuwa minneapolis ayeey kadhaceeyn

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

yonis sxboow waxa aad sheegeeso yaabba ka weyn,waa amakkaag iyo wareer,

 

minesotana wax kata ayaad ka maqli.tubaaka la dubayana oo intii la soolo ama la shiilo lagu darsanayo maraqa baastada loo kariyana minseosta ayaan ka maqlay,actually famil somali ah ayaa sameestay oo caada u ah,makhaayadooda ayey xattaa ku iibshaan tubaakada la dubo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Ar aniga midaan kalaa soo xasuustay ee qabsada bo. Yaab saas eh ma'aha laakiin yaab ay ila tahay wali.

 

Qaxii ayaan Afgooye u qaxnay; ciyaalka xagaas joogo aa iga yaabiye oo waxee qaadi jireen ereyadaan sidii shirib camalna ugu qaadi jireen: Akhwaaaan Muslimiiiiiiin arooskiiiiiiisa eeyaa la qalaa abaar waaye!!!!!!!!

 

:Dgrin.gif:Dgrin.gif

 

Ciyaalkaas xaasidnimada iyo ereyada ay isticmaaleen aa igu daran, inkastoo aa ku raacsanahay. Akhwaan Muslimiin arooskiis shiid waaye runtii. cool.gifwink.gif

_________________

 

Macsalaama.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

Nuune, ma la yaabtay dadka MUFTI (Bishop) ka dhigtay nin la soo taagan ninkaani waa ninka noloshu naga dhexeyso redface.gif , diintuna waxba kama qabto icon_razz.gif waxaana intaas ka daran waxay dhahaan OPENLY .... inta qarsoon baa ka badan, ninkii reer jabuutiga ahaa hadduu maanta noolaan lahaa muxuu samayn lahaa :confused: haddii la dhihi lahaa waddankaan ku nool nahay wasiirkiisa dhaqanku waa qawmu luudh :mad: dUF IYO DOORISABA KU BAXA

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this