Mastermind

Is this paranoia? Even Djibouti?

Recommended Posts

Wasiir Dube oo hadlay Una gogol xaaray qaabkii ay uga bixi lahaayeen Shirararka soo socda ee Teenada”

April 22, 2021 admin

Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Wakhtigeedu dhamaadey Cusmaan Dube ayaa Kenya iyo Jabuuti eedeeyay, isagoo sheegay inay faragaliyaan Wadahadalada Doorashada ee Midowga Afrika bilaabi Doono”

Hadalka kasoo yeeray Dube ayaa u muuqda Gogolxaarid ay Villa Soomaaliya u gogol xaaranayso qaabkay ku diidi lahayd Go’aankii Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ay Villa Soomaaliya ku amreen iney iskasoo Xaadiriyaan Teendhada Afisyooni iyadoo kolkaan Teendhada fureheeda ay hayaan IGAD.

Wasiir Dube wuxuu yiri sidaan…

Dowladda waxay ka digaysaa xogaha xaqiijinaya in Dwladaha Kenya iyo Jabuuti ay ka wadaan olole diblumaasiyadeed oo xubnaha guddiga amniga afrika ay kaga dhaadhicinayaan soo qoddobo ay rabaan in lagu daro qoraalka la doonayo in uu soo saaro guddiga amniga Midowga Afrika.

Wasiirku wax cadeyn ah ma uusan soo bandhigin laakiin hadalkiisu wuxuu u muuqdaa in Villa Soomaaliya ay ka xuntahay in IGAD loo gacan galiyo Teendhada Afisyooni.

Puntlandi.com 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Cumar geelle waxuu soomaaliya ku haystaa arimaheeda dibadda kaliya asagoo doonaya inaysan cilaaqaad la yeelan dawlado uusan asagu raali ka ahyn.

Wuxuu ogaa walaalkiis ka wayn oo xanuunsan sariirtana u jiifa, ma ogola inuu socdo, inuu asagu maamulo mooyee, waa dhaqanka lagu yaqaan hiil walaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.