Mastermind

Farmajo's NISA attacks Aden Adde Airport

Recommended Posts

Garoonka Aden Cadde: Hanti Ku Burburtay Isku dhaca NISA iyo Hey’adda Socdaalka

April 22, 2021

 

Hanti dadweyne ayaa ku burburtay iska dhac goordhow dhex maray ciidamo ka tirsan hey’adda sirdoonka qaranka ee NISA iyo hey’adda socdaal iyo jinsiyadaha.

Wararka ayaa sheegaya in NISA ay gudaha usoo gashay garoonka kadibna ay isku dhaceen hey’adda socdaalka halkaasina uu ka dhashay burbur hanti qaran oo ay ku jiraan qalabkii lagu shaqeynayey.

Mid ka mid ah shaqaalaha garoonka oo la hadlay Goobjoog News, isla markaana codsaday in aan magaciisa la xusin ayaa sheegay in muranka uu socday ilaa shalay, kadib markii ay la isugu dhacay baarista gabar blogger ah iyo rag ajaanib ah oo la socday.

Dhacdadan oo saameyn ku yeelatay shaqada garoonka diyaaradaha ee ugu weyn dalka ayaa la sheegayaa iney jiraan sidoo kale dhaawacyo arrinkan ka dhashay.

Goobjoog News

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cabaadlayaal are reduced to wail and pray for every little skirmish ka dhacdo Xamar. Koob shaah hadduu daado madaxweyne Farmaajo ka masuul ah. Bakeeri hadduu jabo sidoo kale asagaa ka masuul ah. To them, he must be all-powerful and must be at everywhere.

Iska calaacala.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It turns out that it was all over Cadaan blogger and his cameraman. The NISA - Farmajo faction wanted them to go unchecked and not to go through usual immigration rules kkkkk. They love Shisheeye after all kkkk and they definitely do not believe in rule of law.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^it will be investigated.  Lessons will be learned.  That's all. 

People 's lives are taken for next to nothing, little brawl is not a big deal.  Untwist your knickers. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Dhagax-Tuur said:

^it will be investigated.  Lessons will be learned.  That's all. 

People 's lives are taken for next to nothing, little brawl is not a big deal.  Untwist your knickers. 

Waa runtaa. At least meesha hub ma yaalo. Many of these folks dowlad waxba kama yaqaanaan oo qalalaase iyo fowdo ku koreen ama ku dhasheen, garabeeshina lagu geeyey shaqadooda. This is why we want a strong state building with shaqaalo aqoon iyo.karti leh. Intii yar la dhisaba maafiyo cadow ah shisheeye adeegsanaayo Soomaali ku sheeg ayaa rabto inay lugaha qabato dowladeena.

I hope in shaqada laga qaado waxee doonaan ha ahaadaan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shurwac   

^^^Qaxii iyo Dagaalkii Xamar lagu gubilahaa, Came down to a few unprofessional employees brawling at a government facility...

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

Falkii maanta Garoonka Aaden Cade ka dhacay waa sababta Deni U diiday in Ciidamada Farmaajo ay yimaadaan Afisyooni

April 22, 2021 admin

Shaqaalaha iyo Ciidamada taageersan Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey falkii ay maanta ka sameeyeen Garoonka Diyaaradaha Muqdisho waxay ahayd Fadeexadii ugu foosha xumayd oo soo marta Soomaaliya.

In Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha lagu baacsado Wadada Diyaaraduhu ku ordaan Xili ay Garoonka fadhiyeen Diyaarado Caalami ah oo Markhaati ka ahaa wixii maanta dhacay.

Nasiib wanaag Ciidamada Amisom ayaa Dhalinyarada weerarka geystay kasoo reebay hubkii ay wateen ka hor intaysan Garoonka soo galin, Ka waran hadii ay hubaysnaan lahaayeen?.
Madaxweynaha Puntland markii uu dalbanayay in laga ilaaliyo Ciidamada Farmaajo inay hub lasoo galaan Goobaha lagu Shirayo, wuxuu ogaa in Wiilasha taageersan Ama u jilbaysan Farmaajo ee uu Ciidamada ka dhigtay ay yihiin kuwo aan haba yaraatee Xishood iyo Anshax lahayn Waxaa taas ka markhaati ah Falkii ay maanta ka geysteen  Diyaaradaha Muqdisho.

Sawirkaan hoose waa wixii maanta ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Aaden Cade 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.