Che -Guevara

Shabelle Media interviews President Farmajo

Recommended Posts

Wariyahan yari haduu waydiiyo su'aashaan waa nin mustaqbal wariyonimo leh:

" Farmaajo waxaa layirri adiga iyo Deni baa si shaqsidaysan wax idinkaga socon la'ayihiin, wadankuma xaalad cakiran buu kujiraa ma u tanaasulaysaa dadka iyo dalka mana iscasilaysaa si wadanka loo badbaadiyo?"

Hadii uusan su'aashaas waydiin waa iska inexperienced wariye macno badan aan lahayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

In the end waa iska hadal, will any of these  mucaarad especially those in kismaayo and puntland start to back their empty women talk with action, they wish for war in mogadishu but fear the war reaches them, typical munaafiqiin!

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Waxaan sheeko ciyaaleedka ayuu la soo shirtagayaa arka. Deni Uusbuur, the Imaaraadka puppet, is more important than madaxweynaha qaranka miyaa? Qabyaalad qurunkeena qaabdaranaa.

And what is Farmaajo a Qatari Turkish puppet. For your information deni controls more land then the so called cheesemonger 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Caqliga idinkuma tuhmayn laakiin waxaan lahaa: dhagaxuguba marbuu rog rog leeyahay". Deni haduu iscasilo iyo hadii kalaba wax isbadalaya majiro maxaa yeelay madaxwayne Somalia ma aha. Laakiin intaas inaad fahantaan la idinkama fadhiyo oo ciyaal qar iskaxoor Farmaajo taageera caqli laga sugimaayo.

Anyway, hada ayaa xoogaa dhagaystay waraysigii: waa cunug yar oo Somaligaba si fiican u kasayn iskaba daa inuu Su'aal fiican waydiiye.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 minute ago, Gediid said:
4 hours ago, Che -Guevara said:

Mudane madaxweyne mooyee wax kale ma arag.....

Don't shoot the messenger 

What do you say about things President Farmaajo talked about? How Deni and Madoobe are forreign agents?

Mise sheekadaadu nin meel u caddahay meel ka madoow weeye!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Usual  Shisheeye marinhabaabin masaakiinta la marin habaabinayo. Wax su'aal macquul ah la waydiiyay majirto. Nothinh dadkii uu ku xasuuqay Baydhabo, Nothing madaxdik midaharaadaysay ee xabada lagala daalay, nothing muwaadinkii uu cadawga udhiibay,  nothing shirkii Dhuusamareeb ee kasoo cararay. Waa uun macno daro. Somalia waxay khasaartay maalintii ninkaan ay madax kadhigatay. Khasaaro fawqal khasaaro.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
39 minutes ago, Gediid said:
5 hours ago, Che -Guevara said:

Mudane madaxweyne mooyee wax kale ma arag.....

Titles matter dee.

He didn't say anything new, but to be fair to him, the truth lies somewhere between what he says and the opposition are alleging 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.