Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa ka jira in Ciidan uu Saadiq Joon wato ay degeen Shiirkolo Ofisaale

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliyaha La shaaciyey in Xilka laga qaadey laakiin wali sheeganaya inuu yahay Taliyaha Bileyska Gobolka Banaadir Saadiq Joon iyo Ciidan isugu jira Bileys iyo Malatari ayaa waxay caawa u hoyanayaan Xarunta Masuuliyiinta Ciidamada Qalabka Sida ee Shiirkolo Officale.

Ma cada sababta uu Ciidamada isugu geeyay Xaruntaas, oo u dhow Xarunta uu Degan yahay Taliyaha Ciidamada Qalabka sida.

Warar kale io waxaa jira iyana sheegaya in Ciidamo ka Amar qaata Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ay Sare u qaadeen Amaanka Musharixiinta Madaxweynaha.

Puntlandi.com Muqdisho

2759A319-2560-4917-BE65-7E236C23957B-603

The post Maxaa ka jira in Ciidan uu Saadiq Joon wato ay degeen Shiirkolo Ofisaale appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this