Sign in to follow this  
Deeq A.

CC “ Soomaaliya Dowlad kama jirto, Farmaajo waa Hogaamiye kooxeed”

Recommended Posts

Deeq A.   

Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo shir jaraa’id qabtay ayaa hoosta ka xariiqay in Dowladnimadii Soomaaliya ay dhamaatay, Madaxweyna Xilkiisu dhamaadeyna Farmaajo uu yahay Hogaamiye kooxeed qabiil lagu taageerayo.

CC wuxuu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu soo afjaray Dowladnimadii, uuna isu badalay Hogaamiye kooxeed, wuxuu kaloo intaa raaciyey in Reer Muqdisho ay yaqaanaan qaabka la isaga hor wareejiyo Hogaamiye kooxeedka.

Hadalka kulul ee kasoo Yeeray Cabdiraxmaan Cabdishakuur wuxuu bilow u yahay Jawaabaha laga bixinayo Mudo kororsiga uu samaystay Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

C8961350-224E-4203-878D-5916B5D69F92-758Abdirahmaan AbdiShakuur Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir. Photo Wadajir party

The post CC “ Soomaaliya Dowlad kama jirto, Farmaajo waa Hogaamiye kooxeed” appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this