Che -Guevara

The Mooshan is making a comeback: Parliament meets today

Recommended Posts

Baarlamaanka is open. Hal tuug dhar ciidan qabo oo shisheeye soo laaluushay uma istaagaayo baarlamaanka qaranka.

Wararkii ugu dambeeyey ee kulanka xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya

Maanta-696x522-1.jpg

Xildhibaano kooban oo ka tirsan golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku sugan xarunta Villa Hargeysa, kuwaas oo gaaray goor sii horreysay, halka kuwa kalena ay sheegeen in ciidan Boolis ah ay ka celiyeen jidadka.

Kulanka ayaan illaa iyo hadda furmin, sida ay soo sheegayaan wariyeyaal haatan ku sugan xarunta baarlamaanka oo soo tabinaya kulanka maanta oo ah mid xasaasi ah.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in baaris lagu sameeyey xarunta Villa Hargeysa oo uu ka dhacayo kulanka, kadib shaki la sheegay inuu ka dhashay dhanka amniga.

Sida uu qorshuhu yahay ajandaha kulanka maanta ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ah ka doodista mooshin ku saabsan arrimaha doorashooyinka iyo is mari-waaga ka taagan.

Sidoo kale siyaasiyiin iyo xildhibaano ka tirsan kuwa mucaaradka ayaa waxa ay sheegeen in ujeedka laga leeyahay kulanka maanta uu yahay in la sameeyo muddo korrsi horleh.

Arrimahan ayaa yimid, kadib markii taliyaha Booliska gobolka Banaadir Saadaq Joon uu ku dhowaaqay inuu joojiyey kulankii baarlamaanjka, saacado kadibna laga qaaday xilka.

Lama oga waxa kasoo bixi doono kulanka baarlamaanka oo ku soo aadayo, xilli xasaasi ah oo lagu kala tegay wadahadaladii ka socday Teendhada Afisyoone ee magaalada Muqdisho.

Soomaaliya ayaa ku jirto haatan xaalad adag oo kala guur ah, taas oo ka dhalatay khilaafka hareeyey doorashooyinka dalka ee sanadkan 2021-ka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, maakhiri1 said:

2 years, time to prepare one man one vote 

 

Why can't there be election one man one vote   now. What is gonna change in two years. Alshabaab is still in power and will be in. Power in 2 years time. This is only a win for farmajo. No one else 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.