Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Biggest 'beesha caalamka' bootlicking

Recommended Posts

What a servile attitude this dude has, almost worshipping Beesha Caalamka as though they are all-powerful group. Xishood maleh iyo sumcad maba oga, let alone having it. Ceeb looma dhinto. Beesha caalamka ayuu qalad ka fahmay, markhaati iyo guarantor u noqdaan rabo. What a weakling.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Gudhuu gadhaa gudhuu gadhaa...😁

Walaale wakhti ha iskaga luminin afaaraha rag aadan waligaa gaari doonin ee orodoo caruurta baryahaan lagu qasho Baydhaba ka bad baadi dad qalatada aad isku abtirsiga tihiin...

If your endless bootyclapping for the expired piece of cheese in Villa Somalia isnt definitely a sign of misplaced priorities, I don’t know what is.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Quote

Sidoo kale Saciid Deni ayaa sheegay in wasiir Dubbe uu maanta ku sugnaa Afisyooni oo madaxdu ay isugu tageen, balse dharka uu watay markii uu ka soo muuqday shirka jaraa’id ee eedeynta loogu jeediyey Puntland iyo Jubalnd uusan wadan, sida uu sheegay.

“Wasiir Dubbe waa uu nala joogay maanta, marka dharka uu isaga duubay muuqaalka kii uu watay ma'aha, marka wax sii diyaarsanaa oo loogu tala galay in bulshada lagu marin habaabiyo ayuu ahaa warkii galabta ka soo yeeray dowladda federaalka,” ayuu yiri Deni.

What is next? Kastuumadaan ma qabin maanta muu berina la soo shirtagi doonaa this Beesha Caalamka servile sycophant?

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post

Link to post
Share on other sites

Beesha caalamka soo mida xafiiska Farmaajo waardiyaysa ma aha yaa Maskiin Reer Baydhabo? Nin musqusha uu raaco askari Yugandhiis ah bootlicking kama hadli karo waa ceeb.

Mida kale Beesha caalamka waa mida dowladaan dhanba dhistay. Hadii aysan dhisi lahayna the Villa squatter madaxwaynimoba masoo hawaysteen.

Hadii soomaalidu heshiin wayday oo is aamini wayday qofka diidaya qolo sadaxaad inay goob joog noqoto oo aragto cida gardaran soo qof xal aan raadinayn ma aha?

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Hadii soomaali heshiin wayday?

War caruurtaan xagee ku noolyihiin?

soomaali waa heshiis gobol ilaa tuulo waa dad nabad iyo colaad yaqaan.

Waxa shisheeyaha laga furfuri la'yahay waa adeeradiin soomaali kale hakula gal-galinina.

Ash-hadu bilaah gaal waxaa idinkaga fiican usc oo idinka adkaata.

Share this post

Link to post
Share on other sites
59 minutes ago, gooni said:

Caqli xumada reer kalitalis waa in markasta oo xukunka wadanka lagu dhaho caqli mahayside wada ogol wax kuwad inaad kuwaalataan Shisheeye kkkkk

Suaashu waxay tahay yaa shisheeye maanta naagihiisii madaxwaynahoodii iyo maatadoo wardiyaasaa? Dhulka reerkayaga amxaat naagahayaga ma waardiyeeyo si Alle ogyahauna kama yeelo. Markaad dad noqotid oo aad adiga maatadaada ilaashan karto shisheeye kahadal.

Mida kale ma adiga mise Reer kalitalis baa Somalia isku keenay? Ma adiga Mbagathi Somalida dowlad ugu dhisay? Ma adigaa ciidamo dowlado kale usoo diray si ay ukala ilaaliyaan Soomalida dhexdeeda? Ma adigaa lacag kubixiya ciidamada intaas ay tababarayeen? Xageese jirtay markii Ninkaan Farmaajo ladhahayo uu askari Yugandhiis xukunka iska tiri kuyiri adeer? Khayaaliga aad kunooshahay oo aad rabtid inaad xukunka ku boobto cidina kaa yeelimayso? Meel cad oo gaalo iyo mislimba joogto baa lagu kala baxayaa ama shisheeye ku marmarsiiyood ama afka cirka utaag adigay kujirtaa.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
3 hours ago, Mastermind said:

“Mida kale ma adiga mise Reer kalitalis baa Somalia isku keenay? Ma adiga Mbagathi Somalida dowlad ugu dhisay? Ma adigaa ciidamo dowlado kale usoo diray si ay ukala ilaaliyaan Soomalida dhexdeeda? Ma adigaa lacag kubixiya ciidamada intaas ay tababarayeen? Xageese jirtay markii Ninkaan Farmaajo ladhahayo uu askari Yugandhiis xukunka iska tiri kuyiri adeer?”

Su’aalahaas anaa ka jawaabi kara:

Wuxuu ku maqnaa Quule iyo bakhti kale oo aan lagaraneyn cunitaankooda.😂

Saaxiib, weligood ha calaacalaan. Somalia’s federal train will run over the Expired cheesy Charlatan in Villa Somalia. And what then for the gudhuu gadhaa bootyclapper and the hapless illayar Gooni?😁

Of the two, my guess is Gooni will live to die another day—after all dblock family might squabble over politics but weligood iskuma talax tagaan— but as for the gudhuu creature in here...I really pity his inconsequential status in Somali affairs. Always supporting Somalia’s regressive politics from the days of the civil war until now, and what has he reaped from it thus far...  millions of dead due to conflict and starvation. When will this slow witted creature understand that in Somalia, federalism is the only political form of government whereby his minority rights can be better protected compared to a centralized form of governance where the other bigger clans constantly fight over who controls the government. Has he forgotten the African proverb which says, “when two elephants fight, it is the gudhuu, I mean the green grass that suffers”😁

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
16 hours ago, gooni said:

Hadii soomaali heshiin wayday?

War caruurtaan xagee ku noolyihiin?

soomaali waa heshiis gobol ilaa tuulo waa dad nabad iyo colaad yaqaan.

Waxa shisheeyaha laga furfuri la'yahay waa adeeradiin soomaali kale hakula gal-galinina.

Ash-hadu bilaah gaal waxaa idinkaga fiican usc oo idinka adkaata.

Deni Uusbuur is just following wixii lagu yaqaanay dadkaas. It was gumeystihii xumaa Talyaaniga u jilba dhigan jireen. Then it was Xabashadii. Now it is equally Kiikuuyada iyo Imaaraadka. Nothing new, just the usual servile subserviency.

Share this post

Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Deni Uusbuur is just following wixii lagu yaqaanay dadkaas. It was gumeystihii xumaa Talyaaniga u jilba dhigan jireen. Then it was Xabashadii. Now it is equally Kiikuuyada iyo Imaaraadka. Nothing new, just the usual servile subserviency.

Kkkk marka idinka maxaa la idinku yaqaan? Meeqa dagaal oo xorayn ah baad gasheen? Meeqa halyeey baad Somali ku dhexleedihiin? Kkkk adiga daraadaa inaan qabiilo masaakiin ah u caayo dooni mayo laakiin bal iwad sheekada hadana iiwad kkkk

  • Thanks 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
26 minutes ago, Mastermind said:

Kkkk marka idinka maxaa la idinku yaqaan? Meeqa dagaal oo xorayn ah baad gasheen? Meeqa halyeey baad Somali ku dhexleedihiin? Kkkk adiga daraadaa inaan qabiilo masaakiin ah u caayo dooni mayo laakiin bal iwad sheekada hadana iiwad kkkk

Waa runta, qashinkaan dad masaakiin ah inuu nagu dambaajiyo ayuu doonayaa marka iska daa ha iska gudhuu gadhaa yiraahdee intuu aaminsanyahay niikadiisa inuu Farmaajo kusii  joogi doono.😁

Share this post

Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Che -Guevara said:

Uusbuurka is in prison to his masters in Xalane. He cannot escape and knows he is irrelevant prisoner, too. He realized this because you can see his sudden infatuation with media interviews, especially after Wasiir Dubbe's press conference, which told to Soomaalida the spoiler this Uusbuur is.

Share this post

Link to post
Share on other sites
6 hours ago, Che -Guevara said:

No lie here, mate. 

Deni went to Mogadishu to put to an end Useless Farmaajo's shenanigans after he rightfully  turned down the Expired Cheese’s last wish of “Garowe iii geeya”. 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.