Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo kulan deg deg ah isugu yeeray Beesha Caalamka

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka aan helayno Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni wuxuu Xalay Xiriir uu la sameeyay Beesha Caalamka uu ka dalbadey inay wadayeeshaan Kulan deg deg ah,

Kulanka ayaa lagu wadaa inuu dhaco maanta Oo khamiis ah duhurnimada, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa lagu wadaa inuu isna qayb ka noqdo kulanka.

wararka kale aan helayno balse aan la xaqiijin waxay sheegayaan in Madaxweynihii hore Xasan Shiekh, Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Raysal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyagoo matalaya Musharixiinta ay iyana dalbadeen Kulanka Beesha Caalamka.

Labadaan kulan waxay ku saabsan yihiin Falkii lagu eedeeyay Madaxweyne Farmaajo inuu ku burburiyay Shirkii ka socdey Afisyooni.

Puntlandi.com Muqdisho

deni11-1.jpg????????????????????????????????????

The post Madaxweyne Deni oo kulan deg deg ah isugu yeeray Beesha Caalamka appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this