Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 6 What happened to this professor? It seems like he has a personal vendetta. He has no problem maamul goboleedka inay maamulaan degmooyinkee maamulaan xulashada ka dhaceyso, laakiin he has a problem in dowladda dhexe qeyb ka ahaata xulashada. Jidkuu maray walaalkiisa ayuu ku socdaa. Guddi lasoo jeediyey in loo dhiibo doorashooyinka dalka Siyaasiga caanka ah ee Cabdi Ismaaciil Samatar oo wareysi gaar ah siiyey BBC-da aya aka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan is mari-waaga ka taagan hannaanka loo wajahayo doorashooyinka sanadkan 2021. Prof. Samatar ayaa marka hore shaaca ka qaaday in aysan dhicin in qof musharrax ah ama tartamaya uu maamulo doorasho, sidaas daraadeedna wuxuu tilmaamay in loo baahan yahay in guddi madax-banaan oo lagu kalsoonaan karo loo saaro arrimaha doorashooyinka. “Ma dhicin Doorasho qof tartamaya uu maamulaya, waa in guddi madax-bannaan loo dhiibaa si loo wada sinnaado, Haddii uu qofka tartamaya waa in uu gaar uga baxaa loona dhiibaa Guddi lagu kalsoonaan karo,” ayuu waresigan ku yiri Prof. Cabdi Ismaaciil. Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday qodobada la’isku hayo, sida arrinta gobolka Gedo, guddiga gobollada Waqooyi iyo xubanaha ciidamada ee ku jira guddiga doorashooyinka. “Waa in saddexda qodob ee kala ah arrinta gobolka Gedo, guddiga gobollada Waqooyi (Somaliland) & xubnaha guddiga in laga saaro ciidanka,” ayuu sii raaciyey Prof. Samatar. Hadalkan ayaa kusoo aadaayo, iyada oo illaa hadda wax xal ah laga gaarin khilaafka hareeyey doorashooyinka dalka, waxaase weli ka socda magaakada Muqdisho wada-hadallo xal raadin ah oo u dhexeeya dowladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 6 Have no idea what he is on about, possibly following his brother footsteps, waa ku wareeray siyaaaada Somalida. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted April 6 One of few things: 1. Disgruntled 2. Too big for his own boots. 3. Or simply falling apart (watatacow) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 7 22 hours ago, maakhiri1 said: Have no idea what he is on about, possibly following his brother footsteps, waa ku wareeray siyaaaada Somalida. Xoogahoo wuu wareeray. I had a little respect for him, but it is gone now. What is even funny is that he defends Axmed Madoobe and his Kiikuuyo-protected fiefdom in Kismaayo. 20 hours ago, Dhagax-Tuur said: One of few things: 1. Disgruntled 2. Too big for his own boots. 3. Or simply falling apart (watatacow) He was always contrarian, but lately wixiisa xad wey dhaaftay. It seems he has a vendetta against the leadership of dowladda dhexe; that is what forced him to side with some of the unscrupulous mucaarad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted Friday at 11:31 AM Ninkaan waxa helay la yaabanahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted Friday at 02:32 PM Why is he using a derogatory western coined term 'regime ' when he's referring to the current Somali administration? He clearly said, he advised Swan to take charge of Somali national elections? Hmm? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mastermind Posted Friday at 04:54 PM Axmed Ismail Samatar waxa helay baan layaabanahay? Raysal Wasaare Abdirashid Ali Sharmarke waxa helay baan layaabanahay? Professoy Afayre Elmi Waxa helay baaan layaabanahay? Professor Baadiyoow waxa helay baan layaabanahay? Masii wadaa kkkkkk Waa qof qaawan oo leh muxuu dadka dharka qaba ii layaabanyihiin? Kkkk waali waali lagu daray waa tanoo kale. Hal qof oo la dhihi karo waa caaqil oo qoladaan waxay wadaan kuraacsan bal hala sheego. Waxaa moodaa intii dadka igu caqliga xumayd inuu soo aruursaday Farmaajo. Waa casharkii laga bartay Siyaad Barre. Hal qof oo dhaha war saan kadaa mareebtaan kalitalisku. Waa wada guul wadayaal maran. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted Friday at 05:32 PM 2 hours ago, Dhagax-Tuur said: Why is he using a derogatory western coined term 'regime ' when he's referring to the current Somali administration? He clearly said, he advised Swan to take charge of Somali national elections? Hmm? Kuwa diirka cad ee Xalane joogo iska gadaayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites