Che -Guevara

Puntland Minister Hasan Abgal threatens secession

Recommended Posts

galbeedi   
2 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

Waalidi ti ugu dambeysey

Xaaji Xajuf waa rageedi. Saaxiib dalka adigoo Hargeisa jooga halkaa ka illaali.

4 hours ago, Che -Guevara said:

Let this guy out of t he house.

Puntland will vote for united Somalia and would vote out these cry babies. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shacabku waa dad wanaagsan.  Tuugada, qowleysata ah ee siyaasiyiin isku sheega ah (current crop) weeye dhibku.

Now the solution is to find the patriotic group from within to turn the current. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, Dhagax-Tuur said:

Shacabku waa dad wanaagsan.  Tuugada, qowleysata ah ee siyaasiyiin isku sheega ah (current crop) weeye dhibku.

Now the solution is to find the patriotic group from within to turn the current. 

Reer Puntland dad caqli lix saac ah lagama helo. Waxaan kuu hubaa kuwa Farmaajo agfadhiyaa xitaa kama suurtoowdo inay gataan dadkooda kuna mari habaabiyaan fake nationalism oo ku dhisan been iyo CBB.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Puntland waa isbaaro siyaasiyiintooda lama tusi karo qof ixtiraama, jacaylkaad u qabto waa la qarsadaa waa la dhaqaa oo la dilaa 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.