Sign in to follow this  
Siciid1986

Brazilian's curves catch Obama's eye

Recommended Posts

MZanzi   

C'mon nuune faxdaan is way better than Mrs obama i think the brazilain chick has a better saabuan saar than Michelle

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Sxb liima mandariina lee ma ahoo, burjiko hadii la saaro siktaas ma dhaceeso, waa kugu raacey camal ma isla simin laakin qaabka wax loo shuuteeyo ma yaqaano Obama, Sarkozy fiiri isma dhibaayo camal waana la shuudaayaa, rageedi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Xilli ay shir jaraa'id isu diyaarinayeen madaxweynaha Mareykanka Barack Obama iyo dhigiisa Faransiiska Nicolas Sarkozy kadib shirkii G-8 ee dalka Italy ayaa waxaa ey joornaalistayaasha wax sawira ku qabteen kaamirada Obama oo si wanaagsan u nuursanaya islamarkaana kadaba dhacay haweeney ku sugney halka uu shir jaraa`idku ku qaban lahaa. [/QB]

Calanka Caadi ma ahan!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

obamalookingatgirl.jpg

 

 

Obama ciyaal maamo waaye, gabadha goonada cad uu jaranjarta ineykasoo dagto la caawinaayay...LAAKIIN, cilinka yar ee Sarkozy dhahaan aa rageedii ah...Si ilbaxnimo uu indhaha u nuursanooyaa, ilaa uu gabadha kor ku hubsado suu qoorta ularaacaayo aaba iigu daran! Rageedii iyo nus! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this