Che -Guevara

New. Alliance

Recommended Posts

47 minutes ago, galbeedi said:

In this so called false gridlock,  the contentious issues are minor unless there is something Farmaajo or the opposition is hiding.

Farmaajo should know that even if Madoobe appoints the Gedo members, the majority will vote for him. 
 
Ninkan leh  wax  baa lagu shubanayaa miyaanu ogayn, the whole election is 325 ballots which is counted in less than an hour in an open televised convention.

Agan, I repeat Farmaajo should let  go Gedo and call the election. Dragging these more will only hurt him. 
 
tThe opposition will love the constant bickering and needling of Farmaajo daily. Even an elephant might die for a thousand constant needles in his body.

Waa iga talo, don’t play the games of the opposition. If the standing of the country and the so called expired thing  grows , it will not be blamed on failed politicians or C/taxman Cabdishakur who is deputized  to needle Farmaajo daily’, but on you.

Ummaddu aday ku sugaysaa ee geeri iyo nolol dhinac uun u dhig. Godka Villa ha ku dhiumane soo Bax oo ummadda la hadal.

What happened in Baydhabo, Galmudug and Hirshalle? Simply put it was neither free nor fair election. He used intimidation, threat, and  obstruction to prop up his men. For Koonfur Galbeed he literally took the whole of elected MPs brought them to Mogadishu distributed bribes for them on camera and told them who to vote. So when Musharaxiin cry foul you know where they are coming from. The deputy prime minster confirmed that is what they intend to do.
 
Now what they need to agree on is that:

The security of election is free from Haramcad and Gorgor which are loyal to him and found to have used live bullets against a peaceful demonstrations and against two former presidents.The polling places should be secured by AMISOM and the local police. The presidential elections should take place in the airport and should be monitored by the international community. If that happens and he wins then no one can argue against that. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
3 hours ago, galbeedi said:

In this so called false gridlock,  the contentious issues are minor unless there is something Farmaajo or the opposition is hiding.

Farmaajo should know that even if Madoobe appoints the Gedo members, the majority will vote for him. 
 
Ninkan leh  wax  baa lagu shubanayaa miyaanu ogayn, the whole election is 325 ballots which is counted in less than an hour in an open televised convention.

Agan, I repeat Farmaajo should let  go Gedo and call the election. Dragging these more will only hurt him. 
 
tThe opposition will love the constant bickering and needling of Farmaajo daily. Even an elephant might die for a thousand constant needles in his body.

Waa iga talo, don’t play the games of the opposition. If the standing of the country and the so called expired thing  grows , it will not be blamed on failed politicians or C/taxman Cabdishakur who is deputized  to needle Farmaajo daily’, but on you.

Ummaddu aday ku sugaysaa ee geeri iyo nolol dhinac uun u dhig. Godka Villa ha ku dhiumane soo Bax oo ummadda la hadal.

Very true, the contentious issues are very minor, yet as usual Somalis lack ability to do conflict resolution. 

The opposition is very week, Farmaajo is dragging his feet, time to move forward. 

Bahashu D block Bay ka dhaqaaqi la'dahay oo hostage  u haysta!

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

maakhir

Aragtidayda D-block shaqo kuma leh shacab ahaan waa labo beelood oo in yar oo ka mida laga marin habaabiyay

kuwo puntland jooga waxaa laga dhaadhiciyay subaggii xamar baa lagu dhuuqaa leef laydinma ogola, ee xaqiina farmaajo kasoo dhacsada.

kuwo kismayo joogana waxaa laga dhaadhiciyay magacaga qaxootiga iska reeba oo kismaayo ku mintida, ilaahay amarkiisna meel kastoo ay xornimo ka doonaan waa inay gaal weheshadaan  sokeeye ma ogola.

Waa fikir maskaxda uga jira oo qaraw iyo dhalanteed ugu darsamay waa nala sunayn biyo aan cabno goor noogu dambaysay ma naqaan bitibiti.

Waxaad tusaale kuugu filan muqdisho narkay yimaadeen ayagoo ciidankii gal-gala iyo kaambooni loogu talo galay wata waxay hoos galeen UN'ka.

Haday dimiir iyo dadnimo wataan waxay degi lahaayeen labo hotel oo iskasoo horjeeda oo bartanka muqdisho ku yaal.

Way isku hilbo diriri lahaayeen, libaax dad run u wada dhashay yaa dili kara. 

Hadiise gole musharax, gaalo afrikaan iyo balaayo dhex galaan naf iyo karaamo muqdisho kala bixi maayaan

Taas iga qora maanta.

Share this post

Link to post
Share on other sites
7 hours ago, gooni said:

Nacas waa kan oo kale. Qabiil dhan oo wax walba leh baad nin meel uu usocdo iyo meel uu kasocdo la aqoon baad daraadii u caynaysaa. Ama caytan ama habaartan ina Farmaajo waa ku daayey. 
 
Mida kale adeerkaa Farmaajo ma muslimbaa kuwa marka uu musqusha aadayo waardiyeeya? Walle qabiil dad waa dhaga tiray.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   
14 hours ago, Mastermind said:

Nacas waa kan oo kale. Qabiil dhan oo wax walba leh baad nin meel uu usocdo iyo meel uu kasocdo la aqoon baad daraadii u caynaysaa. Ama caytan ama habaartan ina Farmaajo waa ku daayey. 
 
Mida kale adeerkaa Farmaajo ma muslimbaa kuwa marka uu musqusha aadayo waardiyeeya? Walle qabiil dad waa dhaga tiray.

Adeer runta iyo cayda miyaadan kala aqoon?

Deni ma doonayo inuu hogaamiye soomaaliyeed noqdo mana noqon karo sida hab dhaqankiisa ka muuqata. 

Wuxuu doonayaa ku xigeenka reer mundul, waana la dhagaystay khudbadiisii, waa nin hankiisu yaryahay koofiyadii boqortooyadu xiran jirtay gacantuu ku wataa, mana aha dhaqan reer puntland lagu yaqaanay.

Madoobe ma joogi karo gobol xor ah oo soomaali walaalihiisa sharaf kula joogo, kamana talin kari tuulo xor ah, waa dhaqan gumaystuhu horay usoo baray inay la joogaan mooyee ma gam'i karo ilaa xataa xalane, waa dhaqan uu dhagaxbuur kala yimid.

inta noo muuqata soo intaa ma'ahan?  haddii aad wax kale ogtahay noo sheeg sababta farmaajo lagu nacay
waan kaa gar-qaadan.

Waa siyaad barre shaqayn wayday

waa qabiilayste shaqayn wayday

waa tuug shaqayn wayday

waa maamul xun yahay shaqayn wayday.

waa sabur yaryahay shaqayn wayday.

inaad qabiilayste igu sheegto ma'ahayn, hadaan qabiilayste ahay nin foolxun oo aan cahdi iyo dhaqan lahayn oo u dhigma nimankan ku dhaggan farmaajo yaan beesha ka dhex raadsan lahaa.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.