Sign in to follow this  
Ibtisam

Troll, Shah and Sheeko

Recommended Posts

Tuujiye   

labo boqol iyo xoogaa page oo booto iyo waabsi ayaa meeshaan ka buuxdo... JB oo wiligiis aan cunin wax aan ka aheyn hilib ari ayaa wuxuu ku leeyahay maraq duqsi!..Nuune na wuxuu dhahay sabata uu la niikis badan yahay waa fuudka yaxaaska ee lugu soo korshay! ....jini dalaq ha idin dhaho...

 

Juxa sadaqo raadis maa tihiin adiga iyo Ibsi..maal mahaa sadaqada ayaan iska baxsadaayee...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

^^ soo dhig dahabshiil. intaasna waa warkii oo kooban, haatana isagoo fidsaaaaaaaaaaannnn

 

getting shaqo at unifeersal tiifii

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ coffee badan maa cabtay maanta? lix star bucks maa kugu maqan bisinkee!

 

meeqo meeqo aa la iska rabaa!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

obviously we have to consider kanadian dhoolarka oo dhulka yaala marka £200 will do

 

wabillah towfiiq :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faheema.   

Just got back to the office and my boss told girls they can't have the Radio on anymore...As if they didn't hate her enough :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

200 oo lacagteeda ah xitaa ma aha yaah!! maxaa loo dhisooyaa gabdhahaas? Villa? mise joodari silk ka sameysan aa lugu seexin rabaa? shaqfir makaseysaan!!! 200 oo $ ah laakiin mida kale, bil aan masruuftaa ani lool...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

that was gorgortan alla somali style, they ask for kun doolar then say waxad awoodo iisoo *** this time and isoo xasuuso next time

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

I know someone oo igu dhahay one time adeer waxad ii so dirtaa 8 kun oo dollar xaaskaa iga jirranee :D

 

the rest is history

 

kaaga daranka maba aqaaano ninkaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Waa Pilot uu maqlay! wuxuu na arkay kuwo Bus wada oo lacagtaa barkeeda qaraabo u soo dira!, Adba garo! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ loool... shalay ayaa aniga koo isoo wacay and I don't know how he got my number.. "Abti sheekada wee xuntahay oo xaaskii iyo caruurtii baa iga xanuunsan anigana shaqa la'aan baa iska kee heysatee, bal kis yar aan sii kalkaashano noo soo *** 5 kun oo kale laakiin waa waxaad awoodid".... hooyo aan wacay oo weediiye ninkaas waxa uu yahay iyo xaalkiisa markees bee dhahday, "hooyo waa nin maskiin ah oo mareykanka joogo".... nin Mareekan joogo 5kun sii, wareer ka weyn maa jiro.. hooyadiis ha u sheego!!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Neumann   

Originally posted by Yaabka-Yaabkiis:

Reer SOL haye idinka waa buuxdiin camal kumanaan dollar la idin weeydiiyaaa....dadka baahan in wax la siiyo ku fiicanyihiin......

And no worries if they refuse as we will call Robinhood and his merry men.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

is 4:30 am and i'm on my way to work.... aduunkaan saad u jeedaan dhibkaa aa jiro.. heer waxaan joognaa aan doorooyinka ka hor seexano aana shimbiraha ka hor kacno.. saan ma soconeeso I have to go back to Africa!! rafaadkaan ciro ee waayeel kasoo saartay, islaamahana sisimaaniko in ee ku xarogoodaan ee bilaabeen...see yeelnaa hee..wabilaahi towfiiq in aan iska dhaho oo aan sidii curi camal guureeyo lee waaye...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Get da money yall .... looool ,,

 

 

I had to watch this movie "V" last night .... it is crazy i tell ya ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Guest
This topic is now closed to further replies.
Sign in to follow this