Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Rabi ha u raxmado Cali Mahdi Maxamed

Recommended Posts

Holac   

I said the other day that people in Somalia are dying in record numbers due to COVID and you are not hearing about it because of the state our country is in. 

AUN Ali Mahdi

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Allaha u naxariisto, alle kaligiis yaa naxariista iska leh, waana u wada noqonaynaa.

Dawlada shisheeye yaa farmaajo usoo tacsiyeeyay iyo shacabka soomaaliyeed dhamaantiis, magaca madaxweyne soomaaliyeed dartiis.
 
Asaguna wuxuu aaminsanaa inuu reer mundul qaran yahay qori cadna kusoo difaacay, walina gurigga u yaal.

Waxaa laga yaabaa in sawirkiisa lagu ag dhejiyo aadan cadde, ayadoo aabihii midnimada umadda soomaaliyeed jaalle siyaad la inkirayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.