Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Rabi ha u raxmado Cali Mahdi Maxamed

Recommended Posts

War deg deg ah: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa goor dhaw ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

War oo goor dhaw uu soo baxay ayaa sheegay in Cali Mahdi uu maamihii ugu danbeyayba ku xanuusanayay Nairobi, laakiin lama sheegin xanuunka uu u geeriyooday.

Alle ha u naxariisteen Cali Mahdi ayaa dalka madaxweyne ka noqday kaddib markii ay meesha baxday dowladdii militariga aheyd ee dalka 1991kii, sidoo kale waxaa uu shaqsi siweyn uga soo dhax muuqday siyaasadda Soomaaliya iyo ganacsade weyn.

Faah faahinta warka ku saabsan geerida Cali Mahd halka ayaan idinku soo gudbin doonnaa..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Ilaahay ha unaxariisto. These are the years of death, in a week three parliamentary persons and Ali Mahdi died.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Allah ha u naxariisto.

This is a lesson for future leaders. He could have called for peace, unity and harmony among the competing leaders last year, yet he chose different route, and he didn't get the chance to amend his moves. It is sad.

By the way the new variant Covid is killing people in high numbers in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

His wife is very sick as well with Covid19. Rabi ha caafiyo.

Sartiisa laga dhisaayo Liido wali dhismaheeda ku socoto. Mala qorin iyadoo dhameystiran dhiskeeda arko. Sawirka hoose waxaa ka qaaday Oktoobar, 2019, markaa Xamar joogay.

IMG-20191003-171151.jpg&key=ca17e3fe6774

Share this post


Link to post
Share on other sites
20 hours ago, maakhiri1 said:

Good riddance 

Farmajo cult like supporters are the worst Somali I have ever seen in terms of animosity towards the opposite  side. One thing Somalis usually agreed on were respecting the dead but not these cult. Ilaahay sharkiina hanaga qabto. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
15 hours ago, galbeedi said:

Allah ha u naxariisto.

This is a lesson for future leaders. He could have called for peace, unity and harmony among the competing leaders last year, yet he chose different route, and he didn't get the chance to amend his moves. It is sad.

By the way the new variant Covid is killing people in high numbers in Somalia.

Adiga aakhiro ma laguu soo taagayaa inuu wuxuu yiri ay ahaayeen wax xun? Mase dhagaysatsy wuxuu yiri mise waxaa layiri baa ku xukmisay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
6 hours ago, Mastermind said:

Adiga aakhiro ma laguu soo taagayaa inuu wuxuu yiri ay ahaayeen wax xun? Mase dhagaysatsy wuxuu yiri mise waxaa layiri baa ku xukmisay?

 

Boowe,

kuma xakumin, Ilaahayna ha u dambi dhaafo marxuumka iyo dhamaanteen.

Waxaan ka hadlayey,  ka madaxweyne hore haan, aan tartan ku jirin,  in aanu kooxdan Unaka ee kursiga u jidboon in aanu wax ku darsan oo banaanka ka joogoo, wanaag iyo talo uun ka shaqeeyo.

Waxii uu yidhi halkan ka sheegi maayo, maadaama uu inaga hooseeyo.

Again, Allah ha u naxariisto.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galbeedi, why do you always have the need to explain to neo-qabiilists? Dadkaan are completely blinded by qabiil and waxba ma arkaan ka ahayn their little dusty tuulo and who is their horjooge. Nothing else ay arkaan.

It is not Farmaajo kaliya they are against. Farmaajo is just the latest boogeyman. They were also vehemently against Xasan Sheekh (which they used to disparage by calling him 'Qoslaaye') and Shariifka before him. They cannot stand a strong, united Soomaaliya rising. They think that itself is a threat against their little dusty tuulooyin's future.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.