gooni

Culumadeenii !!

Recommended Posts

gooni   

Goor dhaw waxaa soo socota in dadku dhaho sheekha na tujinaya waa qoloma? ama waa qabiilkee?

Bal sheekhaan dhagaysta sida uu jimcihii dadka ku tujiyay

Axmed sulub kismaayo wuxuu ku maamulaa caqiido suubban, mucaaradkuna waa inay ilaahay ka baqaan farmaajana kursiga ka tanaasulaa.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qabyaaladaadii xumayd ee aad dictatorka aad ku taagayraysid ma waxay kula maraysaa inaad culimada Soomaaliyeed maagto. War aakhiro Farmaajo god kula galimayee iska daa culimada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
9 hours ago, gooni said:

Goor dhaw waxaa soo socota in dadku dhaho sheekha na tujinaya waa qoloma? ama waa qabiilkee?

Bal sheekhaan dhagaysta sida uu jimcihii dadka ku tujiyay

Axmed sulub kismaayo wuxuu ku maamulaa caqiido suubban, mucaaradkuna waa inay ilaahay ka baqaan farmaajana kursiga ka tanaasulaa.

 

Umul Kiikuuyada ayuu ka cabsanaayaa ee ma moodi in wax kale ka keenaayo hadalkiisa. Ninkaan dhaqaale badan Islii ku leeyahay marka jeebkiisa iyo naftiisa ayaa hadleyso. Af wax cunay xishoo maryooleey hore u tiri.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Sheikh Ummal hadalkiisu waa mid dheelitiran oo dhinac walba u digay.

Culimada wanaagsan hadalkooda dadku ma jecela.

This Sheikh had sent a balanced message. He later specifically singled out C/laahi Dani and Ahmed Madoobe.

He is a good Sheikh. Xafidullah.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Walaalayaal, culimada fiican gadaal kama xasuustaan khaladka ilmo adeerood.

Wixii indhahoodu arkaan yaa qalbigoodu hadlaa,  hadalkana waxay ka bilaabaan ilaahay ha laga baqo.

Axmed madoobe dad, duunyo, iyo duur waa dhameeyay. 

xaqna waligiis laguma dooran, waxay ahayd inuu jimco walba khudbada kusoo qaato khaladkiisa, asagaa u dhaw jufo ahaan.

Mucaaradka muqdisho waa hal-qabsi meeshuu u socdo waa farmaajo oo uu ku nacay dhiibistii qalbi dhagax asagoon marnaba kenya wax ka sheegi karin, haday xasuuq gaysato iyo haddii kaleba.


Ninka ay ka dhamaatay walaalayaalow aan heshiino, anagoo soomaali ah, aan is doorano anagoo soomaali ah, aan dalkeena wada difaacano anagoo soomaali ah, aan isku tashano, anagoo soomaali ah. yaan miiskaan wada fadhino luuqad kale looga hadlin

maya, maya, sharuud, maya sharuud kale, gaalkii caddaa aaway? marka hore beesha caalamka ha la war geliyo, biyaha in sun naloogu daraan ka baqaynaa, anagu carab baan nahay, maamulada jale waan ka fadilanahay.

Maya u kaadi sideedda February ha la gaaree biti biti aan dhamaad lahayn.

Dhuuso- mareeb bay kaneecadeedu usbuucyo ku cunaysay farmaajo oo u fadhiyay bal inay wax un kasoo noqdaan dad laguma quustee.

Deni iyo madoobe ayagoon wax ixtiraama u hayn bay ugu jawaabeen adeer meesha sii fadhi intaan timaha soo jaranayno.

intaasu miyaysan khudba jumce ku filnayn?

farmaajo waa dictator wuxuu la mid yahay qadaafi sadaam xuseen xaafid al asad, gacmaha kor u taaga in alle naga furfuro intii aamiin u dhahda alle ha u towbad keeneen asagana allaha soo hadeeyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.