Saalax

Al-Shabaab frees inmates, including ISIS convicts from Bosaso police station in Puntland during a coordinated midnight attack. Seven killed

Recommended Posts

gooni   

Markay saxaafadda soo hor istaagaan ma ogola in loogu yeero dawlad gobeleed  waxay jecel yihiin in loogu yeero dawladda puntland. 

Waa nadaam daciifa oo alle shacab fiican siiyay si ay u labistaan.

Tuko-raqna way isaga carareen xabsina ma ilaalin karaan.

Share this post

Link to post
Share on other sites
17 hours ago, gooni said:

Iska caytan ilaa wax kale ma qaadi kartide kkkkkkkk

Share this post

Link to post
Share on other sites

Puntland is the only place in Somalia when terrorist try to disrupt the peace make them pay heavy price. The terrorists that attacked the prison have been killed or captured, Puntland style.

HORSEEDMEDIA.NET

Kadib hawlgal maanta gelinkii hore ka dhacay dhulka buuraleyda ah ee koonfurta magaalada Bosaaso ayey ciidamada Puntland ku...

Waxaa sidoo kale dib gacanta loogu dhigay maxaabiistii la socotay maleeshiyaadkaasi ee xalay ka baxsaday Xabsiga weyn ee magaalada Bosaaso. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   
6 hours ago, Mastermind said:

Iska caytan ilaa wax kale ma qaadi kartide kkkkkkkk

Dadka ma caayo awoowe ma beenbaa in puntland tuko-raq ka carartay xibsugiina xag-jirku dhawr boqol ka xoreeyay?

jihaadkoodu waa ilaalinta federaal qabiil ku dhisan.

Share this post

Link to post
Share on other sites
1 hour ago, gooni said:

Dadka ma caayo awoowe ma beenbaa in puntland tuko-raq ka carartay xibsugiina xag-jirku dhawr boqol ka xoreeyay?

jihaadkoodu waa ilaalinta federaal qabiil ku dhisan.

Tukaraq naf kadhigo. Adiga tuulooyinka Gedo kuyaal ee abaarta reer adeerkaa kudishay ooy sanado badan ay go'doomiyeen argagaxosada Alshabab maad iska qaadaan hadaad waxtar leedihiin? Anagu Federalka qabiilka kudhisan waan ku liibaanay oo wataas nabada iyo horumarka aan tiigsanay Ilaahay mahadii. Adigu inaad markasta aad xukunka fuushaan aad wadanka fowdo galisaan ma ahe maxaad kaloo haysaan? Qabyaaladuse waxaad ninkaan xukunka isku dhajinaya aad dadka daraadiis u caayayso, u xasdayso soow ma aha?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Holac   

The problem with Somalia is that everytime alshabab attacks, nobody is held accountable. The terrorist just get away with whatever crime they commit. It is very rare to see terrorist chased, cornered and captured.

Job well done by the police.  

Share this post

Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Holac said:

Not in Puntland though. Even sleeper cells are always busted in Puntland but many times the terrorists replace them with another cell. Recently, Puntland was becoming more successful in uncovering these sleeper cells due to the increased investment in intelligence agencies. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   
On 07/03/2021 at 10:01 AM, Mastermind said:

Tukaraq naf kadhigo. Adiga tuulooyinka Gedo kuyaal ee abaarta reer adeerkaa kudishay ooy sanado badan ay go'doomiyeen argagaxosada Alshabab maad iska qaadaan hadaad waxtar leedihiin? Anagu Federalka qabiilka kudhisan waan ku liibaanay oo wataas nabada iyo horumarka aan tiigsanay Ilaahay mahadii. Adigu inaad markasta aad xukunka fuushaan aad wadanka fowdo galisaan ma ahe maxaad kaloo haysaan? Qabyaaladuse waxaad ninkaan xukunka isku dhajinaya aad dadka daraadiis u caayayso, u xasdayso soow ma aha?

Waryaa Mr.
shabaab haday gedo go'doomiyaan naftooda iyo shacabka been uma sheegaan.

Madaxweyne deni tuute yuu garoowe kasoo gashaday jeelkii oo faaruqa yuu dhex istaagay, ka dibna saxaafaduu isugu yeeray asagoo mujaahida.

Farmaajo xukun iskuma dhejin hadaadan qayb ka ahayn ajandaha aaran-jaan.

Mid dadban iyo mid toosa labada diyaar buu u uahay shacabkaba wuu soo hor istaagay beri aan dhawayn.

Ma haysaan ciddii la tartami lahayd? mise waa ha iska tago si laysu dhex yaaco mar hadii wakhtigii aan ku dhamaynay?
 
Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.