Saalax

Daad ba raba ina sidaan lagu celiyo Somalia

Recommended Posts

Saalax   
3 hours ago, Mastermind said:

Hadii Khadar Ina Habar Yohn iyo ninka uu ku hoos dhuumamayo layiri doorasho xor iyo xalaala gala ma wadankaa wax laga ba'ashay? 
 
Nin  kawadanisan oo daacadsan Abdi Haashi majiro waxa ordaya isagana marabtid qabyaalad hoose awgeed. Maxaad ka hadli marka.

Dooraasho xor iyo xalaal ma waxad uu taqana ii siiya xildhiibaanada Gedo iyo Somaliland  :D .  Xildhibaanada Somaliland waxa ka masuul ah Khadar Gulaid,   kuwa Gedona daadkii deegaanka uun ba dooran kara ee nin  Garissa ka yimi  ma dooran karo. Xaqiiqda wa tas. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
6 hours ago, Saalax said:

Gedo waxay katirsantahay Jubaland, sax? Marka waxaa lagu heshiiyay in maamul walba labo magaalo ku qabto doorashada. Galmudug: Dh'Mareeb & Galkacyo, Puntland: Garowe & Bosaso, KoonfurGalbeed: Baydhabic& Baraawe, Jubaland: Kismayo & Garbaharey. Marka maxaa kugaara Jubaland oo kuwa kale u ogalaanaya inay doorasho labo meel ku qabtaan iyagana hal meel?

Mida Somaliland yaa Khadar Guled siiyay awooda isagu uu kusoo xulayo gudiga Somalilad oo Cabdi Xaashi oo kasareeya kana muwaadinsan kanawayn uddiday? Bal iisheeg adoo xaq uhadlaya? 

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Walaale jubaland waa la boobay waxaa lala hoos galay kenya, caasimadii ku meel gaarka ahayd ee kismaayo gacan soomaaliyeedba kuma jirto.

Madaxweyne islaan madoobe gedo iyo qabri dahare, qabri dahare yuu yaqaan oo ku dhashay, waligiis gedo ma tegin  8'da sano oo kenyaatiga kismaayo la joogay. 
Gedo iyo Zimbabwe waa isugu mid.

Waxaa kasii yaab badan Dr.Deni asagoo tuko-raq aan ka hadli karin waxa gedo geeyay waa faduul iyo indho adayg.

Dr.Deni reer gedo wuxuu u qaybiyay labo reer "guri" iyo "galti"

Ma fahamsana farqiga u dhexeeye labaadaa eray.

Galtida wuxuu u haystaa inay tageen bixintii siyaad barre ka dib.

waligood waxay reer gedo u qaybsanaayeen labadaas siyaad barre ka hor.

wixii tagay burburkii waxaa la dhahaa reer "mudug" ama reer bari.

Asagoon dal iyo dad kala aqoon oo dhididsan inuu dadka soo hor istaago puntland ceeb wayn bay ku tahay, sababtoo ah waa hooyadii qabyaaladda federaalka asaastay.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Saalax   
16 hours ago, Mastermind said:

Gedo waxay katirsantahay Jubaland, sax? Marka waxaa lagu heshiiyay in maamul walba labo magaalo ku qabto doorashada. Galmudug: Dh'Mareeb & Galkacyo, Puntland: Garowe & Bosaso, KoonfurGalbeed: Baydhabic& Baraawe, Jubaland: Kismayo & Garbaharey. Marka maxaa kugaara Jubaland oo kuwa kale u ogalaanaya inay doorasho labo meel ku qabtaan iyagana hal meel?

Mida Somaliland yaa Khadar Guled siiyay awooda isagu uu kusoo xulayo gudiga Somalilad oo Cabdi Xaashi oo kasareeya kana muwaadinsan kanawayn uddiday? Bal iisheeg adoo xaq uhadlaya? 

Reer Gedo refused Jubbaland which is why Madoobe doesn't control Gedo. I thought federal states were voluntary? as for Cabdi Xaashi wa turncoat la shaqeeya Muuse Biixi (the big secessionist) marka ya amiini kara, which is why Khadar represents. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
6 hours ago, Saalax said:

Reer Gedo refused Jubbaland which is why Madoobe doesn't control Gedo. I thought federal states were voluntary? as for Cabdi Xaashi wa turncoat la shaqeeya Muuse Biixi (the big secessionist) marka ya amiini kara, which is why Khadar represents. 

Kkkk Tanoo kaloo baa la dhahaa taageero indho la'aan ah iyo waxaan jeclahay hasocdaan kkkk.

Gedo Jubaland bay katirsanayd oo Giudoomiyaasha degmo iyo kuwa gobolba ay joogeen Garbahaaray iyo magaalooyinka kaloo dhan ilaa uu Farmaajo balaayo dhexdhigay oo uu kasoo buuxiyay ciidamo. Marka waxaad sheegaysid wax sal iyo raad leh ma aha ee taariikhda soo baro. Gedo Dhibaato Farmaajo aan ahayn kama jirto maalintuu qulqulo baa ugu dambayn dhib InshaaAllah.

kkkk Abdi Xaashi oo waligiis ku adkaa midnimada umada Soomaaliyeed waligiis kala goyn aan u oleolayn hadii aan la aamini karin ma waxaa la aamini karaa ninkii markuu boos kasoo waayay Somaliland halkaan usoo shaqo doontay. Wax kaa cadaad xun oo kaa qabyaaladaysan ma arkin kkkkkk.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Saalax   
1 hour ago, Mastermind said:

Jubbaland iyo Gedo ya horeeyay horta? Jubbaland 2012kii ba la sameeyay.  Federalism wa voluntary haday daadka deegaanka rabin dee laguma qabsi karo inay ka miid ahaadan mamuul goboleedkas inkasto awalba ay xukuumiin meeshas.  Hadaan uso labto ariinta Cabdi Xaashi ma ninka dhabodhilifka uu ah Kenya oo baada Somalia ku haysata iyo kooxaha calool uu shaqaystayasha UAE ba la amiina?  kolay  Khadar Gulaid ba ka dacaadsan kagana haboonsan masuuliyaada Somaliland ee dawlada Somalia.  Wa tu laha Muuse Biixi Cabdi Xaashi wa mujahiid marka halkas ba arkaysa inu ahayn nin midniimo Somalia ka shaqeeya ileen Muuse Biixi ayaba jecel.  :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Holac   

Strong central government with a very strong leader won't work for Somalia. We tried it and it failed miserably. It is better to preserve whatever unity we have by enoucraging a decentralized, effective and functioning system that lets each region/tribe build basic governance to serve the citizens. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Holac said:

Well said there. However, the constitution gives a lot of powers to the centre such as foreign affairs, Defence, printing money and many more. Instead of making sure that these powers are realised and country moves on, narrow minded people usually driven by emotions and sometimes by clan inferiority complex hinder the country's progress towards de-centralised system. These people are usually the benefactors of the former dictator Mohamed Siyad Barre and yearn the return  to the days where he used to empower minorities to subjugate the majority in order to preserve and prolong his iron fist on the country. 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.