Sign in to follow this  
Deeq A.

Hindiya oo Ku deeqdey 72 Bas, Ma Soomaaliya loogu deeqay mise…

Recommended Posts

Deeq A.   

Deeqaha Caalamku uu siiyo Soomaaliya wali si Xaq ah looma qaybiyo waxaana Masuuliyad iska leh Wasaarada ay markaas Deeqda soo gaarto, waana Cadaalad xumada ugu weyn oo wali jirta.

Dowlada Hindiya waxay hada ku deeqdey ku dhowaad 70 Bus io Soomaaliya loogu deeqay, Laakiin waxaa xaqiiq ah in deeqdaas aysan wada gaarayn Deegaanada Dalku ka kooban yahay.

Hadii Xaq loo qaybiyo Deeqaha Dalka soo gaara oo Magaca Doomaaliya ku yimaada, waxaa soo noqon lahaa aaminaadii lagu qabay Xukuumada Dhexe,

Hadii Matalan Deeqdaan loo qaybiyo Dalka oo idil wuxuu Maamul walbaa helayaa ku dhowaad.

Puntland 10, Soomaaliland 10, Galmudug 10, Hirshabele 10 Koonfurgalbeef 10, Jubbaland 10 , Muqdisho 12 .

D2547289-9F41-4863-8D0E-7B7BFC351F73-667

The post Hindiya oo Ku deeqdey 72 Bas, Ma Soomaaliya loogu deeqay mise… appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this