Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Can this work?

Recommended Posts

I actually kinda agree in a way with xildhibaankaan.

Xuseen Carab Ciise oo soo bandhigay 3 shardi in lagu xiro siyaasiyiinta Soomaalilaan ee xilka ka qabanaya DF

Gudoomiyaha gudiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayaa markii u horeysay si qoto dheer uga hadlay arrinta siyaasiyiinta reer Soomaalilaan ee jooga magaalada Muqdisho, kuwaasi oo markii ay ku laabanayaan Soomaalilaan ka tanaasula Midnimada umadda Soomaaliyeed.

Xuseen Carab ayaa soo jeediyay in shuruud lagu xiro siyaasiyiinta Soomaalilaan ee imanaya Muqdisho, kuwaasi oo ugu yeeray ‘siyaasiyiinta shaqadoonka ah ee Soomaalilaan ka yimaada’, si lamid ah sida ay Soomaalilaan shuruudo hor leh ugu xirto siyaasiyiinta (dowladda) Soomaaliya ee u safraya deegaanadeeda.

“Siyaasiyiinta shaqadoonka ah ee Soomaalilaan ka yimaada ayagoo shaqadu kala muhiimsan tahay qadiyadda midnimada. Maalintii ay shaqadu ka dhammaatana dib ugu noqda ayagoo cafis waydiisanaya Soomaalilaan,” ayuu yiri Xuseen Carab.

Waxa uu soo jeediyay in saddex shardi lagu xiro siyaasiyiintaasi intii aanay xil ka qaban (dowladda) Soomaaliya, dalkana ku nolaadaan si toos ah 3 ilaa 5 sanadood si ay u kala bartaan dadka ay doonayaan in ay mansab u qabtaan kuwaasi oo kala ah; 1. In uu cafiso weydiisto (dowladda) Soomaaliya. 2. Haddii uu xil nooca uu doono ka hayo Soomaalilaan iska casilo iyo 3. In uu caddeeyo inuu ka noqday fikirkii gooni-goosadka.

“Su’aasha u baahan la is weydiyaa waa, sidee buu qof system doonaya in uu naga go’o u soo dhaartay kitaabna gacanta u galiyay maanta noo oran karaa midnimo ayaan aminsanahay isaga oo aan shacabka Soomaaliyeed hortooda ka caddayn sida anigaba i qabta haddii aan is dhaho Soomaalilaan tag”.

Sidoo kale waxa uu xusay in siyaasiga xil kasoo qabta Soomaalilaan uu ku dhaarto qadiyada iyo dastuurkeeda dhigaya inay ka go’day Soomaaliya, midaasina ay lagama maarman uga dhigayso in la marsiiyo shuruudaha uu sheegay.

Xuseen Carab ayaa ku doodaya in siyaasiyiinta Soomaalilaan loola dhaqmo sida ay xukuumadoodu ula macaamisho kuwa ka safraya magaalada Muqdisho, islamarkaana ay muhiim tahay in siyaasiyiinta ka imanaya Soomaalilaan ay cadeeyan mowqifkooda midnimada, oo ay ka tanaasulaan qadiyada gooni-goosaadka.

Ugu dambeyntii waxa uu sheegay in arrintan aysan khuseyn shacabka degan Soomaalilaan ee aan mansab iyo mas’uuliyad soo qaban, kuwaasi oo iyagu la xuquuq ah Shacabka Soomaaliyeed meelka kasta oo ay joogaan.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
1 hour ago, Xaaji Xunjuf said:

That would be discrimination and unacceptable why would other people  politicians from other regions not be questioned and force to do the same. 

That is true Xaaji. The rights of the job seekers from SL should be respected. Let's not forget their rights are enshrined in the constitution called 4.5.😁

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 3

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Tallaabo said:

That is true Xaaji. The rights of the job seekers from SL should be respected. Let's not forget their rights are enshrined in the constitution called 4.5.😁

Tallaabo,

Thanks for the chuckle. 😂

p.s

By the by, I’ve meaning to ask you or Xaaji Maalaayacni, if either of you would be kind enough to be forthcoming as to whatever so happened to our hapless h@bro troll army of SOL, led by Suldaanka and Oodka. who used endlessly bombard us with their mind numbing secessionist claptrap?

Looks to me that the timing of their involuntary hiatus from this here forum had, as its antecedents, the special red carpet treatment Useless Farmaajo honored Biixi with in Djibouti a couple of months ago....Sorta reminds me of that old saying of “weedha iyo waranka maxaa kulmiyey”..Lol 😁

The funny thing was that Suldaanka and Ina Cawil Mucjiso were vehemently denying that  nothing untoward occurred between Farmaajo and Biixi in Djibouti when I informed them that Biixi was getting bought off by Farmaajo&Co.

In any case, Farmaajo paid and Biixi shut his mouth. The proof is in the pudding and their silence is deafening, as it were.

Now, I guess we will just have to wait for them to rejoin us here on SOL once we Somalis get rid of our wannabe useless dictator, a.k.a Useless Cheesy👍

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Totally wrong.  

 

Let them get the red carpet welcome of Somalinimo.  If they decide to dilly dally here and there, it's their shortcomings.  They shouldn't be seen any different from any other part of Somalia.  

 

When they go low, go high. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tillamook the Djibouti talks were just part of the series of failed talks. Nothing worth mentioning came out. And biixi and farmaajo have no deal never made any deal. And will never reach any deal ta meel ku qoro. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
15 hours ago, Dhagax-Tuur said:

Totally wrong.  

 

Let them get the red carpet welcome of Somalinimo.  If they decide to dilly dally here and there, it's their shortcomings.  They shouldn't be seen any different from any other part of Somalia.  

 

When they go low, go high. 

I think what the xildhibaan is implying is that he has been there a bit long and firmly believes in midnimo, so that he should be rewarded. He sees newcomers suddenly being appointed as ministers. I guess wasiir Dubbe and et al ula jeedaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.