Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Eebbe ha u raxmado marxuumad Nakruuma

Recommended Posts

Fannaanadii weyneyd Faadumo Cali Nakruuma oo magaalada Muqdisho ku geeriyootay

Waxaa goor dhaw la xaqiijiyay geerida alle ha u naxariisteen Fannaanadii weyneyd Faadumo Cali Nakruumo oo cudurka Covid 19 ugu geeriyootay isbitaalka Martiine ee magaalada Muqdisho.

Nakruuma ayaa ka mid aheyd fannaaniinta Soomaaliyeed ee sida weyn loo jeclaa, iyadoo u badneyd qaadista heesaha wadaniga oo ay ku baraarujin jirtay dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan wixii ka danbeeyay burburkii dowladda dhexe.

Cudurka saf marka ah ee  Coronavirus oo maalmihii ugu danbeeyayba siweyn ugu soo xoogeystay magaalada Muqdisho ayaa dilay dad bulshada dhaxdooda caan ka ahaa, waxaana socda dadaalo lagula tacaalayo sidii looga hortagi lahaa cudurka.

Nakruuma markii ay dhaceen dagaalada sokeeye 1991 kii waxay u qaxday qurbaha, waxayse Soomaaliya ku laabatay 2018 kii markaasoo wixii ka dambeeyay ay daganayd magaalada Muqdisho. 

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyay geerida fannaanada.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

This new variant of Covid-19 spreading rapidly in Xamar is deadly. It seems it is the new Koonfur Afrika mutant, which spreadly far, quickly and deadly than the first version of Covid.

It had taken away the lives of Nakruuma, Sh. NUUR Baaruud Gurxan, fannaan Faarax Siidoow Faarax and Saamiya Saleebaan Sh. Nuur (better known as Saamiya Lerew on social media). All passed in the past week in Muqdisho. You cannot believe how many tacsi are being sent on Facebook daily now, especially elder Soomaalis in Muqdisho.

Rabiyoow ummadaada Muslimka ka haay cudurkaan safmareenka sh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.