Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Iyaga xilligooda uma dhamaan miyaa?

Recommended Posts

These xildhibaanno ku sheeg oo ku eedeynaayo dadka kale inay xilkooda u dhamaadeen isma oga miyaa kooda inuu hor dhamaaday haddee wax dhamaaneyso. Toddobaadyo ka hor ayuu xilkooda ku ekaa. And now failed politicians like Mahad Salaad, Firinbiile, Xayir Maareeye iskaashi urur loo joogin ayee sameysteen iyagoo fara ku tiris ah.

Kudlad cusub oo maanta looga dhawaaqay Muqdisho

148738711_1914826655338194_2928832055296

Xildhibaano badan oo ka tirsan labada gole ee baarlamaanka oo ku kulmay Hotel-ka Jaziira, ayaa waxay ku dhawaaqeen gole ay ugu magac dareen “Kudlada bad-baadinta qaranka”, xili xaalka dalka uu marayo meel cabsi laga muujinayo.

Xildhibaanadan oo u badan kuwo si toos ah mucaarid ugu ahaa madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in marnaba aysan aqbaleyn muddo kordhin loo sameeyo madaxda uu waqtigoodu uu dhamaaday.

Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah xildhibaanada ku shirsan Hotel Jaziira ayaa sheegay in Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu lamid yahay madaxweynayaashii hore ee dalka, maadama uu dhamaaday muddo xileedkiisi dastuuriga ah.

Waxa uu carabka ku adkeeyay in xildhibaanada uu qeybta ka yahay ay ka shaqeyn doonaan sidii meesha looga saari lahaa qorshe uu ra’iisal wasaare Rooble muddo kordhin kaga raadinayo baarlamaanka oo uu hortagi doono maalinta berri ah.

Kutladan looga dhawaaqay magaalada Muqdisho ee ay ku mideysan yihiin xildhibaano badan oo ka tirsan baarlamaanka ayaa waxay laf-dhuun-gashay ku noqon doonaan damaca madaxweyne Farmaajo oo muddo xileedkiisa uu dhamaaday.

Si kastaba, waxaa laga deyrinaya xaalada dalka oo maraysa meel xasaasiya, iyada oo uu dhamaaday muddo xileedkii madaxweynaha, xili aan weli heshiis rasmi ah laga gaarin hanaanka doorashada, lamana oga sida ay wax u dhici doonaan maalmaha soo socda.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

According to a motion passed by parliament during the Hassan Sheikh era, MPs will continue their work until when a new election is held. 
 

As stands now they are the only authority that have any powers.

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 minutes ago, Mastermind said:

According to a motion passed by parliament during the Hassan Sheikh era, MPs will continue their work until when a new election is held. 
 

As stands now they are the only authority that have any powers.

Haye lajiifiyaana banaan miyaa

Nonsense. Either they all sink or stay 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

The Farmaajo government will only be replaced by another elected government.

Until then,  the current government will stay and govern. No ifs or buts.

Share this post


Link to post
Share on other sites
12 hours ago, Mastermind said:

According to a motion passed by parliament during the Hassan Sheikh era, MPs will continue their work until when a new election is held. 
 

As stands now they are the only authority that have any powers.

Sharcigaa sheegeysid noo sheeg that says the president's term expired while at the same time the parliamentarians' term were not. If anything, xildhibaanada ayaa hordhaco before any president.

Madaxweynaha will continue to self dalka as Shariifka (eight months in 2012) iyo Xasan Sh. (five months in 2016-17) did so without any fanfare.

Share this post


Link to post
Share on other sites
9 hours ago, galbeedi said:

The Farmaajo government will only be replaced by another elected government.

Until then,  the current government will stay and govern. No ifs or buts.

What If he refuses to hold elections altogether he can stay for ever. Isn't that great 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

What If he refuses to hold elections altogether he can stay for ever. Isn't that great 

If he insists the other Misharixiin will gather some people and name an interim government. It is anarchy all over again and thanks to Farmajo's useless governance. 
 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.