Che -Guevara

General Mohamed Nur Galaal killed

Recommended Posts

14 hours ago, Che -Guevara said:

EtF0cUzUYAACEpz?format=jpg&name=900x900

Che, this is Maxamed Abshir Muuse. Astaanta booliiska koofiyadiisa ku sawiran ayaaba ka aragtaa.

So, Galaal's last known public address now happens to be that infamous 38 percent of 'unugaa Soomaaliya u badan.'

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
On 03/02/2021 at 6:53 PM, Apophis said:

Langabtana wey dhintan sxb.

Marna ciil ba dila

Nin gaalnimo ku filnaan wayday oo mulxid noqday si loogu jawaabo ma aqaan.

laandheerenimadu doqonimo unbay siyaadisaa wax macno ah ma leh aragtidayda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Geedkii quuluhu ka buxi jiray axmed madoobe yaa dhuxul ka dhigtay, gasaca caano boiraha yaa la isugu imaan mar dhaw.

Adeer cumar jees maxaad u waydiin wayday laandheerenimadu markay kabaha ka bixisay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Allah ha u Naxariisto.

Al-shabaab waxaad moodaa in ay khibrad gaara u leeyihiin in ay dadka siyaasada isku haya, ama qabaa'ilka gaajadu hayso ee hirdamaya madaxa isku geliyaan. 

mararka qaarkood waxa uu dhaqankoodu muujinayaa in ay bartilmaameystaan dadka dawlada ka soo horjeeda si ay u abuuraan colaad fogaata. 

Ama arrintu iyagaba way dhaafsan tahay oo sirdoon siyaasadeed oo ajaanib ah ayaa lufgta kula jira.

With all the foreign mercenaries and intelligence rooming in Somalia, it is difficult to sort out who is responsible. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

Allaha u naxariisto. You never know who is playing games in Mogadishu. The bombings are so vague and "politicized" that it could be the next door neighbor blowing things up to get the next guy. 

Dangerous. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

We were there just four years ago. 

Nothing changes in this town. I was talking last month a guy from Dayniile. He was the government spokes person when we were debating the issues  at the coffee hose last year. He even used to say , " Farmaajo Ilaahay ayaa Ummada u soo diray'. 

Fast forward DEcember 2020 and he was arguing the incoming dictatorship of Farmaajo and his military in Mogadishu while knowing well that most of the current military conscripts hailing from south central Somalia. I wouldn't be surprised if Daynille becomes another Al-shabaab hot bed again.

Marba koox baa cimaamada soo qaadata.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.