Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Yaxyax su'aalo

Recommended Posts

Salaan iyo soonfur wacan.

 

I came across this recent question-and-answer session a couple days ago, waaba yaxyaxay for their straight akwardness.

 

The questions were for Sheekh Cumar Faaruuq. Aqri, baliis these partially edited versions.

 

---------------

 

Question I: Marka su'aasha aan sheekha weydiinayo waxay tahay: Hadii hawenayda ninkeeda marka ay isku galmonayaan uuka isticmaalo xaga dambe oon Illaahey [sWT] ugu talagalin, muxuu xukun kasi noqonayaa? Miyay ka furantahay? Maxaadse ugula talin lahayd? Arinta mudo ayey i haysata waxaan sameeyana ma aqaan. [Asked by Deeqo Cali.]

 

Jawaab: Bismilaah. Haweenka uma banaana in laga isticmaalo meesha saxarad ka timaado, qoom dhan baaba lagu halaagay, Qoomu Luudh

la yiraahdo baa dhulkana lala gediyey, dhagax naar ahna lagu rogay, dhawaaq aan la xamili karina la isugu daray.

 

Wax banaan ma’ahan, wax qof Muslim ah yeelana ma'ahan. Hadaba qofkaas su’aasha soo qortay ee tiri dhibaatada caynkaas ah wax badan bee I heysata waa yaab iyo yaabkeeda. Meesha loogu talagalay baaba diyaar ah. [ :D sheekha waaka yaabiyeen.]

 

Meeshaas [kale] muxuu ka rabaa? Haka yeelin mana banaana maxaa yeelay waa baabi’in qofka dadnimadiisa oo qofka dabada hadii laga isticmaalo waxaaba nuglaaneysa dabada qofka saxarada xataa ma ceshan karo oo qofka sidii naafo oo kale uu noqdo bay noqonoysaa.

 

Kolka kani waxa ku imtaxaamay ma aqaan. Kolka "man camila camalan Qoomu Luudh," buu yiri Nabiga [s.C.W]

 

Qofka waxaa sameeya oo daba isaga taga kan lagu sameeyey ogoladay iyo kan sameeyey labadaba hala dilo, ayuu Nabigu yiri.

 

Waxaan wax wanaagsan ma’ahan wax banaanana ma ahan. Haduu ninka ku qanciwaayey meesha loogu talagalay oo uu go'aansado inuu gabadha salka Ka rido oo caloosha madoobeeyo oo ay gabadhu dhacaanka ceshenweydo ay fagaaraha ku ceebowda ama meeshey martaba ama neef ama dabeyl amaba saxaro ka imaanaysa kolka waxaa weeye ha isaga tagto, hana iska fasaqato.

 

Waxaa yaab ah waxay tiri arinkan wax badan bay i heysataa waxay ugu dulqaadatay baaba yaab leh isaguse wuxuu yahay waxaan nasqan ee duli ah, dayuus ah ee Qoomu Luudh ah ee ku qanci waayey meeshii Alle uu ugu tala galay ee macaaneyd, ee raba inuu gabadha salka ka rida. Ha isaga tagto waxaas duliga ah haduu waxaas ka waantoobi waayo isaga tag lacnatulaahi caleeyhi anigaa oranaya oo sooman oo Maka jooga waa malcuun qofka waxaas sameeya, waana yaab iney gabadhaas wax badan u dulqadatay, waana yaab in waxan ay fitradiis bedelentay ee ku qanci waayey meeshii macaaneyd [hadana] ee xaarka ku falaya.

 

[sheekha yaabkiis xanaaq iyo inkaar ee isku badashay, waa ku kacday. :D ]

 

--------------

 

Question II: Su'aasheydu waxaa weeye adoo sooman oo hurda maalinimo hadaad isku jinowdo soonkii sidee noqonayaa? [Asked by Axmed Xirsi.]

 

Question III: Su'aasha aan rabo inaan shiikha weydiiyo waxay tahay: Xili laga joogo 12 sano ayaan anoo sooman oo aan ogeyn in ama soonku iga jabayo ama aan dambi galayo ayaan gacanteyda aroosay [ :D ], waan sii watay muddo sanado ka dib ah ayaan maqlay inaan lay ogalayn soonkana uu ku jabayo. Su'aasha waxee tahay, maxaa ka sameynayaa? Ma soonkii ayaan soo magayaa? Ma soon iyo kafaala gud ayaa lagu leeyahay? [Asked by Xafsa Xasan.]

 

Jawaab: Waxa weeye soon iyo soon la’aan midna ma banaano in gacantaada la arooso. Waxaana soo arooray Waciid See Yeele: Hadaad timaado qiyaamada adoo gacantaada uur leedahay?

 

Oo gacataada uureeyey marka waxaa weeye gacan shahwo isaga keenid wax banaan ma'ahan. Quraanka si qayixan uyuu u sheegay, [oo] Illaahey wuxuu yiri: "Waaladiina lifuruujihim xaafiduuna ilaa calaa aswaajihim oow maa malakat eymaanuhum fa'inahaum kheyru maluumiin. Mafanibtaqaa waraa daalika fa'ulaika humulcaaduun.

 

Hadii aad xaas qabto haa Oo xaga hore laga isticmaalo. Sidii su’aal hore hadaay la i weydiiye aan haweenka gadaal laga marin aan salka

laga ridin hadaad adoon leedahay haa labadaa wixii ka danbeeya oo ah "waraa daalika" oo gacantaada iyo dhoobo dadaad malaasato ama hadaad xoolo wax ka deydo oo sac ku uruurisid ama neef ari ah wax ka raadiso dhan, Qu'raanku siduu u Sheegay cumuumka waxaas waxaynu aheyn qofka dalba waa "fa’ulaa’ika humul caaduun." Kolka waxaa weeye hadaad soomantahy ama hadaadan soomaneyn ma banaano inaad gacantaada shahwadada isaga keento ama aroosto. hadaad soomantahya soonku wuu jabayaa oo kas adiga isaga keento.

___________________

 

More questions and answers.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

:eek: Acuudu Bilaahi Mina Shaydaani Rajiim :eek:

 

Bal waxa ay sheekha waydinayaan daya, waa duni Rogantay..uf

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^In kastoo su'aalooyinkan aysan qumaneyn, waxay ahaayeen kuwa qofkii su'aansha qabay ku aqoon korarsaday. Marka ma oran karno "Bal waxa ay sheekha waydinayaan daya" maxaayeelay hadeysan sheeka waydiinin yey kaloo weydiin layaayeen. In kastoo aan aad u jeclaan layaa in aysan magacyadooda oo sadaxan aysan meesha ku soo qorin. waa in qofka bini aadamka ah wax isku laharaa. gushmo gaar ah waa in qofku isla lahaadaa.

 

Wallee waa wax la'la yaabo naagtaas su'aasheeda. taloow ma nin suudaani ah baa qaba? caja'ib. waa loo yaabaa ninkaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Subxanallah! :eek: :eek: :eek: If that woman is Somali she needs a good beating on the head. Didnt her mama raise her better than that? How could she let him do that under whatever circumstance? :confused: :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mowgli   

At first i was discouraged by the amount of aaf soomaali, but reading the reactions of others intrigued me...and for the first one all i can say is bisinka and i do hope that these questions were emailed in...secondly...is the lady thats talking about gacanteyda ee arostay talking what i think she is talking about??

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Siigo I think

 

I think couples should have Islamic seminars before tying the knot. You would think these should know some of the questions they have posted to the wadaad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Imagine the lady asking the Sheik infront of pple, The good thing is that she is brave enough to ask such Qs to get out of the misary and ignorance...

 

Checkmate, waan kugu racsanhay, WAX LAGA yaxyaxo ay tahay, hadana way ku dhiiratay in waydiso..aduunyada nin noolow maxaa aragti ku laaban!

 

I also think short seminars are necessary for new couples, specially for BILAA DHAQAN !

Share this post


Link to post
Share on other sites
hodman   

Acuudu bilaah, walee waa yaab. It’s kinda funny though how the sheikh gets annoyed. Dadka qaar aad ayay u indho adagyihiin.Where is the self-respect you wonder? What is even more disturbing is that some people actually ask such questions in the masjid during the question and answer session in Ramadan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalaf   

Originally posted by Valenteenah:

Ok then. :eek:

I know :eek: subhanallah :eek: :eek:

 

 

aight now whats the translation summary? :D I want to be shocked too! :eek: :eek: :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cara.   

These questions were asked in writing or by email. To me that makes a big difference :D . Obviously if there are rules about them already then other people have done them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this