Sign in to follow this  
man_in_malaysia

ALLA MUGDISHU

Recommended Posts

you see i drive my car to everywhere i like to go..lakiin ppl and wadanki are lost wey dhumen xag dhaqan iyo xag walba ..most of them are insane ..loooool xafadeydi holwadag BARXADA "biya aarow" gurya ayaa laga dhistay ...lool dadka marke shekesanayaan xaqiqda wax ku saleesan maka hadlaan ..MALO ayey ka hadlaan ..marki igu danbeesay aan maqaayad fadhiistay ppl waxey ku murmayeen HIV daawa ayuu leyahay lakin AIDS daawa malaha ...kkk...ppl are too nerves and impatient , if you live outside of somalia they are more intrest in you ..qaf walbana waxey rabtaa in ay ku barato..ALL MY PPL waxey u bahanyihiin dhaqan celin , wadanki wuxu u bahanyahay dhismo ....i hate living in QURBO ..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xamar maa joogtaa?

 

Dadka inay buufis qabaan ma aragtay, kaaga sii darane adigee kuu maleynayaan inaan fiyooween. Ninba tiisa ayaa heysato.

 

Nooga soo waran Xamar see tahay, sawirana kasoo qaad hadaa awoodid and share with us.

Share this post


Link to post
Share on other sites

i will try my best saxibyaal...sawirada mugdishu ... the only condition i see around is ..DADKA WEY SIMAN YIHIIN QAF QAF KU XAD KUDBI KARTA MA JIRTA..hub aya bEesheeda leedahay IS OVER...is like hadii ad degentahay KAARAAN ee caawa balan ku leedahay shaneemo SOMALI cabsi la,aan YOU CAN GO SHANEEMO SOMALI WITH YOUR GIRL...

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Micnaha hadalka wuxuu ka wadaa meel kasta ayaad mari kartaa bilaa cabsi shaneema kama aheyn.

 

 

Xamar waa is badashey, around me I see so many people booknig flights to Xamar, I will just wait little bit, ha iiga soo sheekeeyaan, already warka waaba la igu soo qufey laakin more aan rabaa smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jamilah   

Originally posted by Sophist:

Shaleemo with your girl? Are you sure you are in Mogadishu?

If watching the world cup is a capital offence, imagine what sort of punishment "Shaleemo with your girl" can attract. I'd be careful if I were Mr Malaysia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waraa Nuune, Maryan Mursal Ciise already is in Xamar xataa nooh. Waxee tiri inay fan kusoo bandhigto Xamar ayee jeclaan lahayd, ar maskiinta wey riyooneysaa.

 

Markii Xamar nabad ka dhacdayna ruwaayad, aroos weyn oo is dhexgal, shaneemo aad iyo wax kale mala dhigi karo, markii waxaas la dhigi jirayna nabad ma jirin.

 

Soomaali waa habaaran yihiin runtii.

 

Sophist, the guy said 'you can go Shaneemo Soomaali with your girl.' Yacni Shaneemo Soomaali ayaa nabad ka jirto, oo ku taalay dagaalada ka bacdi meesha ugu nabad daran. See camal, Shaneemo Soomaali oo kamid ahayd shaneemooyinkii ugu horeeye Xamar laga furo. Abkoow Uunlaaye ayaaba lahaan jiray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ABKOOW UUNLAAY KKKKKKKKKKKKKKK.SHANEEMO SOMALIA WAXA KALA JEEDA NABADA.....GUYS HEESTA MAKA XAAJI BANADIR "BACDAA DHUQQSOO" MA FIIRSATEEN AMA MA DHAGESTEEN..IT IS INTREST ..I TRIED TO UPLOAD ..LAKIN I CANT ..u can search through internet

 

Xamar cadeey..i am ok now magalada wala qabsaday..dhinaceyga aya ka qeeliya maqayadaha marka la fadhiya...habeenkina SHUKAANSI OVER TELEPHONE LINES..what the admirable city....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

I heard this telephone shukaansi is very popular and you don't even have to know who you are calling.

 

Waxaa la dhahaa "Ku Nasiibso" meaning "try your luck" which means you call any number in Muqdisho and if a female answers you have your date provided she is willing to talk to you and doesn't hang up on you.

 

My mother ignored my telephone calls few times before when I called her during evenings in Muqdisho. Her explanation was that I should have called the usual times she expected to recieve calls from me to avoid other callers from the city who are looking for women to seduce. Very funny.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this