Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Heritage Institute

Recommended Posts

22 hours ago, dhismahaguud said:

Very interesting developments in the pirateland capital.  The Kenyan representative in Kenyamaayo apparently wanted to open “Jubbaland representative office” in Nairobi but was rejected by Mogadishu.  While the pirateland leader without a shame admitted in the same conference he was unhappy to see Somalia’s air traffic control transfer from Nairobi to Mogadishu without the clearance of him others.I am sure this will put a smile on the faces of Somalia’s rulers in Halane camp.  

Misrepresenting people again? Did you listen to his  whole speech? I think his speech was the best out all of them followed by Khadar Guled. 
 

Taking words out of context is not good. He basically said there that Neo-Kacaan supporters accuse him of being Kenyan lackey but he said to the contrary he never voiced any support for Kenya whether it is the boundary dispute or anything else that is in contention between Somalia and Kenya. He said Jubaland has 700 kilometres border that are manned by no federal government troops and Kenyan troops are deep in his territory as AMISOM member and has asked the federal government to provide an office so as his dealings with Kenya remain transparent to the federal government. To me that shows he is an honest man that want to look after the interest if his state and the war against Alshabab, while being loyal to his country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Master

Awoowe jaahil luuqadda carabiga waxaa lagu dhahaa caruurta aan caqligoodu ku filnayn.
Qof muslin ah jaahil ma noqdo xataa haduusan waxba qorin waxba akhriyin wuu kala yaqaan xaqa iyo baadilka.
arintaasu waa taas.

waxaa kuusoo haray kacaanist kacaanku wuxuu la dagaalami jiray dib u dhaca aqoondarada daba-dhilifka cudurada gaajada qabyaaladda iwm.

Qof dawladii kacaanka soo joogay oo xil kas ah farmaajo ma mucaaradeen sababtoo ah wax la mucaarado meesha ma yaalaan waa 4.5 iyo wax qabiil lagu dhoodhoobay.

waxaa loo baahanyahay nin siyaad barre oo kale ah inuu noosoo baxo meeshuu doono soomaaliya haka yimaado oo mar labaad na maqashiiya heestii samo-diidoow.

kolay anigu bil isku dhan yaan xoolo qali lahaa oo alle ugu shukriyi lahaa inay caruurtaydu arkaa dalkii soomaaliya.

Madoobe iyo Dr deni berigii kacaanka maxay ahaan jireen? see noloshoodu ahayd? wax maka taqaan taariikhdooda?

madoobe geedkii buraashadu u surnayd oo uu dugsiga quraanka iyo nabad galyada ku hystay cadaado yuu weli ku yaal asagoo qalalay.

Maantana wuxuu leeyahay xaduud gaara iyo safaarad masuul ha layga dhigo.

kacaan burburkii meel walba dhib badan yaa ka yimid.

Deni wuxuu fuluniyaa ajandihii reer tolkiis oo ahaa hooyadii buburinta shaqo cùsub ma'ahan, waa shaqo soo jireen ah, laakiin waxaa nagu cusub sugid la'aanta iyo deg-degga faraha badan uu faaska la kor istaagay laan cagaaran oo aan weli ubax dhalin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni

Layaab malihid inaad Siyaad Barre uxiisto!!! aduunba waxaa idiinku horeeyay Siyaad Barre oo si kedis ah ku noqday Taliye Ciidan iyo Xukunkii oo boobay. Xataa waxaa layiraahdaa afmiinshaarnimo marka laga tago odaygu cilmiga askarinimada kuma fiicnayn. Ninka nocaas ah baad kuraadsateen oo darajooyin aydaan cilmigeeda iyo ilbaxninadeeda lahayn idinku taxay. Taas waa mida dhashay Farmaajo isagoo sanad labaatan gaarin aqoon fahmo ilmaha ay iskuulka isagalabaxeen uu dheeryahay Aysan jirin loogu qaaday safaarada Washington, meesha kuwii lafilka ahaa ay darbiyada taagnaayeen bilaa camal.

Maanta qaska iyo fowdada aad wadaan waxaan raadinaysaan sidii ay idinku badin jirtay. Laakiin idan Alle dhicimayso. Dalkaan nin boob wada uma baahna intii horr Allah ha idinku anfaco.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Master
Waa runtaa walaale, waana markhaati ma doonto inay arrintaasu jirtay dadka in yar mooyee waxba lama ahayn kacaankii ka hor.

Waa dulmigii siyaad barre diiday in dadka loo qaybiyo kuwa nool iyo kuwo aan noolayn ayagoo naftii wali ku jirto oo lugaynaya.

Waxaad ogaataa aadan cadde allaha u naxariistee wuxuu ahaa remote control miiska u saaran reer xididkiis.

Usc, siyaad barre ka dib waxay ku dooday inuu "aadan" ahaa taariikh qurux badan oo beeshu lahayd oo la daboolay.

Waxay dhaheen, waa madaxweynihii afirika ugu horeeyay oo si dimuqaaraadi ah lagu doortay, si wanaagsana uga degay xukunka.

Waxay iska indho tireen taariikhdii siyaad barre umadda ku badbaadiyay alle ka dib, ayagoo been ka doortay.

Arinta maanta garoowe heritage ku samaysay waa beentii oo kale si raqiis ahna way ku gadanayaan.

"Caynte" waa hurmuudka heritage, siduu aqoonyahan cilmi baare isaga dhigayay, yuu hal mar ah calool dilaacay, asagoo ka baqay in shirku ka xirmo ayadoo neef kulul calooshiisa ku wareegayso.

Wuxuu yiri walaalayaal dawladaan farmaajo waxay xaqirtay reer tolkay madaxdii soo martay, waxayna ka dhigtay kuwo aan waxba qaban magacna lahayn. 

Cilmi baarista heritage waxaan ku ogaanay in colaada musharaxiintu halkaa kasoo bilaabatay.

Dalalka ay u shaqaynayaan ee gaalada dawlad walba waxay iska dhigtaa in dawladihii ka horeeyay aysan waxba qaban ayaduna mudantahay waa arrin caadi ah 

Derbi baan dhisnay hawadaan nadiifinay halka kuwii ka horeeyay aysan waxbaba qaban haba yaraatee, waa dhaqan siyaasadeed oo caalami ah, hadii mid qabiil-soomaali loo badelo waa cunto cunis, cilmi baaris ma noqon karto.

Si kastaba....
Heritage waxay noogu fadhi dirirtay qabiilaysi waxayna doonaysaa inay aduunka ka gado inay dad bislaaday, oo ilbaxa aqoon is waydaarsi u qababay, qarashka intii hartayna loosoo shubo.


 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa aragtidayda walaale
adigu noo sheeg waxa aadan cadde siyaad barre uga fiicnaa oo dadka iyo dalka uu u qabtay adigoo mahadsan?
 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.