Saalax

Muuse Bixi of Somaliland region meets with Djibouti President IOG/brother in law

Recommended Posts

gooni   

Muuse waa ninkii wax baray gabadhii 15 jirka ahayd ee lahayd waa nala xniinyo taabtay, waa cadawga caruurta soomaaliyeed.

snm 30 sano bay hooskeeda iyo maro buluug ah la dagaalamaysay ayadoon wax cadaw ah lahayn 

snm ingiriis bay kasoo quusteen kuukuuyo waxba kuma kordhin karto aragtidayda.

Kenya waxay ugu talo gashay inay farmaajo faro gelin uga dhigto si meel dhexe laysugu yimaado ayagoo ka cabir qaadanaya Ethiopia oo joojisay cilaaqaadkii tooska ahaa kuna badeshay mid dadban.

boogta cid kasta damqin karto waa kala fogaanta soomaalida dhexdeeda iyo midnimo xumadooda.

ajendahu waa intaas aragtidayda gabal dhacay waa soo baryi doona ma arki karo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Wa sax Djibouti way ixtiraamta midnimaada dalka marka logama baqayo.  lkn Kenya wa cadow baada kugu haysta marka laysma barbar dhiigi karo. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.