Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Reer Waqooyi come out in force

Recommended Posts

gooni   

Mucaaradku waxay dhaheen ciirtaada dhame yaa caydaada yaqaan oo ay ula jeedaan reer waqooyiga iyo waxaan usc ahayn ciirteena bay dhamaan, waana inaan anagu u magacawnaa cidii u talin lahayd iyo cidii ka talin lahayd muqdisho labadaba.

Banaadiriga iyo reer waqooyigu waa inay toos u hoos yimaadaan usc oo na taageeraan, sababtoo ah caanaha anagaa iska leh. 

Kuwa soo harayna waa inay hoos tagaan axmed madoobe iyo kenya oo aan si ku meel gaara xulufo u nahay.

Waagii jirde iyo xaaji-dool iyo raggii faraha badnaa daaraha ka dhisayeen muqdusho, nimankaan ciirta ku faanaya, miro ciidda laga qado bay doofaarka kula dagaali jireen gal-gaduud.

Waa aduunyo caloosha ka raran oo barafuun laysu marsanayo maalin cad.

xaqiraadu waa dambi aad u wayn, hadaadse ka maarmi waydo inaad wax xaqirto, taariikhdii hore tii dhexe iyo tan la joogaba wax ka baro.

Walaalaha waqooyi galbeed inta midnamda jecel dadka wanaagsan ee soomaaliyeed yaa xaal idin siiyay oo idinja badan, horay u socda oo tashada umadiina dhib iyo dheefba la qaybsada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
4 hours ago, gooni said:

Waagii jirde iyo xaaji-dool iyo raggii faraha badnaa daaraha ka dhisayeen muqdusho, nimankaan ciirta ku faanaya, miro ciidda laga qado bay doofaarka kula dagaali jireen gal-gaduud.

s0237.gif Horta Jirde Xuseen reerkiisa sartuu Xamar ku lahaa ma iska gadeen? Savoy Centre ka hadlaayaa. Waagii ugu xumeyd xataa lama burburin oo sideeda u dhisneyd.

5233788019_0facfe209f_b.jpg

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
13 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Indeed Mahdi is tolka iska dheh nooh. s0219.gif

It is about ideology. Kooxda Cabdi Xaashi wa kooxda Abdishakur iyo Kenya/TPLF, marka wax lagu tageeraba ma arkin. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

A large segment of this group didn't vote for Farmaajo last time in 2017. Mahdi Guuleed is a rising star.

Now I know Farmaajo is going to win.

On 12/9/2020 at 12:29 AM, gooni said:

Mucaaradku waxay dhaheen ciirtaada dhame yaa caydaada yaqaan oo ay ula jeedaan reer waqooyiga.

Mogadishu Anagaa iska leg kooxda ku taameysa waa in laga guuleystaa. Waa haddii la rabo in dalkan loo sinaado. Xataa waxay garan waayeen in ay Muuse Suudi meel iskaga qufulaan inta ay hawshooda dhameysanayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.