Sign in to follow this  
nuune

waa suaal da'weenoo madaxa daalineeso

Recommended Posts

nuune   

garoobtu maxay galabsatay oo baas:

 

waa suaal da'weenoo madaxa daalineeso as was said before,sidaan ogsoonahay ninka ragga ah badanaa waxa uu jecelyahay marka uu guursanayo in uu gabar aan horay guur usoo marin uu la aqal galo,anigu nimanka sidaas oo kale ayaan ku jiraa,laakiinse anigu shardiga kaliya oo i xukumo waa qofkii aan is fahanno,since waxa aan la sheekaysto ay wada yihiin gabdho aan guur horey usoo marin,laakiinse garoobtu laftirkeeda buuga naxariista waan u baari haddii ay arrin na dhaxmaraan,maxay ku dhacaday dhaqan ahaan in haweenka carmalooyinka(garoobka ah) ay noqdaan wax ka hooseeyo caruurta ama aad iyo aad u liita,waxaa jira maah-maahyo oranayo,ninka ragga ah hadduu saddex saddex ka jeclaado wuu gaboobay: 1-hilib hadduu garab ka jeclaado,2-caano hadduu barax ka jeclaado,3-dumarna garoob ka jeclaado.

sida aad aragtaba maah-maahdan waxay ku leedahay hadaad dumar garoob ka jeclaato waad gaboowday,maah-maahooyin kale ayaa jira kuwaasoo aad iyo aad hoos u dhiga haybadda dumarka garoobka ah,waxaa ka mid ah maah-maahda caanka ah naag la furay fadhi uma yaalo,war anagaa wax aragnay,adduunyadii dhanneedbaaba laga soo xirxirayba.bal fikraddaada ka dhiibo waxay ay kula tahay arrintan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Lefty   

Somalia intaan dagaalada sokeeye ka dhicin, dumarka Garoobada ah aad bay ugu yarayeen waxayna ahaayeen faro ku tiris. intii jirtayna waxay u badnaayeen qaar ninkeeda ka dhintay ama si daruuf adag oo macquul ah kaliftay in la isku furo. Laakiin kuwa hada jooga wadamada galbeedka waa kuwo si dhalanteed ah dalbaday amaba iyaga go'aansaday inay furaan raggoodii si sharci daro ah kibir iyo edeb daro daradeed. Waxayna mudan yihiin badankood inaan waligood danbe la guursan. Marka sanadkan la joogo sheydaanka iyo garoobka waa laga acuudu-bileystaa inaysan kaa hor imaanin iskaba dhaaf inaad wada hadashaan LOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Waxan layabay somalida gabartu hadey garob noqota max awax kale looga dhigaa garobtuba gabar bay aheyd intiidan gursan oo gabar nimadeeda dhafin ee waxaan oo kaliyah oo nimanow idin dhihi lahaa garobada waa gabdho laxumeeyey ee xaal siya oo haxumeynina marlabaad

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhimbil   

sheydaanka iyo garoobka waa laga acuudu-bileystaa inaysan kaa hor imaanin

^^lol thats foul sxb, soo garoobku ma'aha naflay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalixa   

salamu calaikum dhamaan,

 

Although i knew iam not supposed to be here, and this question is just for the brothers,,, but i can't help and just can't believe the way you (somali men) think. :mad:

 

 

ok if a girl has already been married fefore does it mean she is bad and like some say waxa loo soo furay bay qabtaa, but this of-course isn't always the case. What you guys are missing out on is waxaad laa kulantaan waa waxuu ilaahay kuu qooray. haadii aad la kulamto qof aan wanaagsanayn what are you going to do? be stuck with them suffering for the rest of your life? would you as a man to so? i don't think so so why recommend it for the sisters? she is also naflay

and want the best. what bout your sisters?

 

so waxaan waa naasib. Waxa ayku xiran tahay qofkaad laa kulamtoo, and you should always pray, unfortunately for some girls naasibku wuu ka xumaada :( so brothers don't go hard on them, because as i said she too would like a caring and trustworthy husband it just that maybe ilaahay baana u qoorin (nuune).

 

salamz...

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

rayaana walaashiis good point u made here,meeshu waxa yaala waa nasiib iyo qaddar Ilaahi,qof aadan filaneenin ayaad la kulmi waxa uu doono haba ahaadee,

 

lefty,waryaa naxariis laawe,saas ha dhihin gabdhaha garoobada yaah,middoo garoob aan kuugu duceeyay adiga dhakkab dheh :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this