Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Is this even legal?

Recommended Posts

These xildhibaanno wanted to impeach the speaker of the regional parliament. They themselves are suddenly removed without committing any crime or breaking any laws. Sharci maashee saan?

Barlamaanka Puntland oo xasaanadii kala laabtay 8 xildhibaan

Baarlamanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta xasaanada kala laabtay tiro 8 Xildhibaan ah oo lagu soo eedeeyay falal ka dhan ah jebinta xeer hoosaadka anshaxa gollaha wakiiladda dowladda Puntland.

35 Mudane ayaa gacanta u taagay in xilka laga xayuubiyo oo kalsoonida lagala noqday. Waxaa diiday saddex Mudane.  Hal Xildhibaana ayaa ka aamusay.

Xildhibaanadaas oo magacyadoodu kala yihiin:

1.Xildhinaan Cabdijamal Cismaan

2.Xildhibaan Cabdiqani Surato

3.Xildhibaan Muuse Jajabsay

4.Xildhibaan Baduugaaye

5.Xildhibaan Maxamuud Maxamed Barre

6.Xildhibaan Saleeban Faarax.

7.Xildhibaan Cabdiraxman Dhoore

8.Xildhibaan Maxamud Axmed Caalim.

Ka hor intii aan laga ceyrin shaqada xubnahani waxaa fashilmay dadaalo ay wadeen guddiyo ka tirsan isla gudaha baarlamanka kuwaas oo xal u waayay eedeymaha loo haystay mudanayaashaan oo ay ka mid yihiin iska horkeen gollaha dhexdiisa, abaabulka fawdooyin laga soo maleegay gacmo ka baxsan siyaasada Puntland.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa barlamaankii taariikhda ugu horeeyay oo hooyo sheegta asagoo indho iyo dhago la'

Baarlamaanka puntland, looguma talo gelin la xisaabtan iyo inay dood keenaan. 

Shaqadoodu waa inay afartii sanoba mar ilmo saleebaan doolshaha u gooyaan.

wax intaa ka baxsan haday la yimaadaan, xasaanadda waa laga qaadayaa, odayaashuna waa mushaari, haba iska yaraadee, waa u diyaar kii badeli lahaa midka la tuuray.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is legal but it was not a smart move.

Goooni Ilma Saleebaan hadaysan jiri lahayn adeer Farmaajo Villa Somalia kuma jireen. Marka gacanta ka dhunko tolkaa Ilaahbaa kusiiyaye maseerka iska daa kkkkk.

Share this post


Link to post
Share on other sites
17 hours ago, Mastermind said:

It is legal but it was not a smart move.

How is it  legal? Have you ever read Puntland constitution?

Article 45. 
Disqualification Conditions of the Membership of the House of Representatives.


 1. A member of the House shall be disqualified if that person: 
a. Died 
b. Submitted his own resignation accepted by the House 
c. Has been convicted in an interdict-table offence by a court.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxkamada sare ee Puntland oo mudaysay dacwad ku saabsan xildhibaano xasaanada laga qaaday

Maxkamada sare ee dowlad goboleedka Puntland ayaa mudaysay dhegaysiga dacwada u dhaxaysa xildhibaano katirsan Puntland oo sheegay in sifo sharci darro ah xilka looga qaaday iyo xeer ilaaliyaha guud ee Puntland oo kusoo oogay dambiga xasaanada ay ku waayeen.

Maxkamadu waxay sheegtay in dacwadu billaabandoonto tobanka bisha 12-aad oo ku beegan maalinta sabtida ee soo socota, iyadoo ka dhicidoonta magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.

Sideeda xildhibaan ee dacwada qeybta ah ayaa horey ugasoo horjeestay xukunka lagu riday, iyagoo sheegay in guddoonka barlamaanka uu ku xad gudbay sharuucda dastuuriga ah ee tilmaamaysa habka xildhibaanku ku weyn karo xubimadiisa.

Go’aanka maxkamada ayaa kusoo aadaya, xilli sidoo kale xildhibaanadan ay dacwad u gudbiyeen dowladda federalka Soomaaliya iyo beesha caalamka, iyagoo dacwadooda ku sheegay in madaxweyne Deni uu a afduubay madax bannaanidii golaha sharc dajinta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 12/6/2020 at 6:31 AM, maakhiri1 said:

How is it  legal? Have you ever read Puntland constitution?

Article 45. 
Disqualification Conditions of the Membership of the House of Representatives.


 1. A member of the House shall be disqualified if that person: 
a. Died 
b. Submitted his own resignation accepted by the House 
c. Has been convicted in an interdict-table offence by a court.

Not the constitution but the Internal rules of the parliament ( Xeer hoosaad). Any how the high court will decide the legality of this action soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites
18 hours ago, Mastermind said:

Not the constitution but the Internal rules of the parliament ( Xeer hoosaad). Any how the high court will decide the legality of this action soon.

Ok

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

A member of Parliament can not fire another.

Unless they are convicted of a crime, it is all illegitimate political move.

Haday xeer hoosaad jebiyeen waa laga hakin karaa hawsha baarlamaanka dhexdiisa ka socota, lamase eriyi karo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.