Che -Guevara

Somalia Kicked out Kenya Ambassador

Recommended Posts

18 hours ago, Che -Guevara said:

Apparently, Madoobe will be kicked out like Mekelle style. Farmaajo wants his loyalisr in Kismayo. Baydhabo, and Dhuusamareeb.

Wax baa lagu soo aqriye after his long extended stay in Nayroobi. He is now even refusing to implement the very exhausting agreement he signed, probably after Kiikuuyada cashar u soo dhigeen.

Qof ay qaraabo yihiin tolkiisa ma heystaan miyaa ay ku badashaan, sida qof Laftagareen camal deegaankiisa ugu shaqeeyo horumarinta? Even if many people in Koonfur Galbeed did not approve or endorse how Laftagareen was selected, still he had won over many of his detractors and critics.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

mmacruuf
way leeyihiin rag fiican lakiin waa yaryihiin intoodii badnayd way dileen ama xabsi ama toogasho toos ah ayagoo u adeegaya shisheeye.

kuwa fiican waxay ka ilaaliyaan inay beesha matalaan oo soomaali wax la qaybsadaan.

Waxay jecel yihiin inay gumayste u adeegaan ma jecla dal xor ah ka talintiisa.

Siyaad barre allaha u naxariisto wuu ilaalin jiray intii tabartiis ah, wuuna iska ilaalin jiray waana qiimaha dawladnimadu leedahay. 

Balse hada fursadaasu meesha way ka baxday ayagaa hogaan noo noqday oo gumaystaha nooga tarjuma.

Waa beel wayn oo qarniyo gumaysi ku hoos jirtay, ama si kale hadaan kuu fahamsiiyo waa "duddun" godod badan oo hadana kayn ku dhex taal.

Soo maadan ogayn berigaas inay sadexda dawladoodba darajo ka xiran jireen? way dhici jirtay walaalo.

Is waydii aaway ubadkii ay dhaleen ragaasu markii qarankii soomaaliyeed burburay xagee aadeen?

Sidoo kale soo maadan arag aqoonyahan ku abtirsada oo ku doodaya in dagaalkii 77 fitno lagu kiciyay ahaa, ayagoo adeegaya oo nabad qaba.

Usc waxa hor boodaya maanta ilaa kenya oo indhaha ka xajaynaya waayo?

Soo maadan dhagaysan xasan sheekh oo dadkiisa ugu qodbaynaya markii Nairobi qarax ka dhaco ma seexdo xamarna waa gam'aa.... barkee waa iska caadi anaga xageena.

Madoobe run buu sheegay ninkii run kuu sheegana wax kale lagama doono ayadaa loogu tagaa

Wuxuu yiri anoo mayd gacmaha ku wata yaan kismaayo soo galay anoo ubax watana ka bixi maayo.

waa nin rag ah aragtidayda wuxuu ku jaan-go'an yahay kismaayo mana dhaafsiisna ayada, gobolada kale waa u dhufays siyaasadeed asaga iyo kenya wax dan ah kama lahan.

intaa maygu waafaqsantahay mise waxbaa kasoo noqday?

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 11/30/2020 at 9:27 AM, Che -Guevara said:

Apparently, Madoobe will be kicked out like Mekelle style. Farmaajo wants his loyalisr in Kismayo. Baydhabo, and Dhuusamareeb.

“Sagaaro, mindhaa ima barato? 😁

If there is one thing Farmaajo has proven definitively time and time again with regards to Jubaland, these past four years in office is how utterly incompetent and useless he’s been in bringing about a political settlement and winning over Jubalanders.  This is the simple reason why he will fail to win a second term in Villa Somalia. No ifs, no buts!
 

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Che -Guevara said:

 

EoM2VNRXUAI9XhA?format=jpg&name=900x900

Ka biloow bidix iyo reerahooda iyo ilmahooda dalalkee deganyihiin:

Iswiidhan, Ingiriiska, ?, Kiinya, Turkiga iyo Ugaandha, Turkiga, Norway, Turkiga iyo Kiinya, Kiinya, ?, Kiinya iyo Turkiga, Sacuudiga

Hal qof kor ka muuqdo carruurtiisa iyo xaaskooda degan Soomaaliya ma jiro. Daneystiyaal shisheeye u adeego. Kheyre aad isku ceebeeyey inuu maafiyadaan godkooda la galo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, Tillamook said:

“Sagaaro, mindhaa ima barato? 😁

If there is one thing Farmaajo has proven definitively time and time again with regards to Jubaland, these past four years in office is how utterly incompetent and useless he’s been in bringing about a political settlement and winning over Jubalanders.  This is the simple reason why he will fail to win a second term in Villa Somalia. No ifs, no buts!
 

Well to be fair, Madobe is barely winning friends in Jubaland either. At the end of the day, it is about my force.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.