gooni

Qalbi Dhagax Mar Kale.

Recommended Posts

gooni   

Khayre ma ogolayn in ONLF urur argaxiso lagu daro, markii golihii wasiirada is mari waayeen yaa mahdi guuleed warqad jeebka kalasoo baxay oo uu ka siday farmaajo, markaas ka dib yaa lagu dhawaaqay liiska madoobaa oo taariikhda galay

Xasan sheekh ma ogolayn in nala taabto oo asagaaba nagu ilaalin jiray muqdisho. 

Dhaantadii uu ina iley la tuntayna wax macno ah ma lahayn iyo hadaladii uu yiri waa arin aan asaga u fiicnayn laakiin halgankeena waxba uma dhimayn.

Qalbi dhagax wuxuu u olo-olaynayaa asagoo soo been halgamay, 13 musharax oo beel ahaan u shirtay, kana xishoon waayay war waxaad u tartamaysaan gudoomiyaha muqdisho ma'ahan ee waa madaxweynaha soomaaliya.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dr. Galbeedi
Opophis, waa "atheist" cibaado kale ma leh, godka wuxuu kasoo baxaa markii d'oqon adeerkiis ah la waraysto.

Qalbi dhagax waxay u isticmaalayaan olole siyaasadeed mana kala yaqaano wakhtiga loo yeeray subax iyo gabal-dhac mid ay tahay.

Markii wariyuhu waydiiyo xasan sheekh, sanbalooshe, khayre, neeftaa ku dhagaysa. 

Markii farmaajo la waydiiyana way kasoo baxaysaa ilaahay amarkiis, farmaajo wuxuu u noqday machine'kii neefta soo saari jiray.

Hadaladii khayre waxaa ka mid ahaa berigii uu daa'uuska u ekaa.

Anaga wax nalooma yeeriyo.

Nalama cabsi geliyo.

U joojin mayno dad dana gaar ah wata.

Dalkaan dhalinyaradiisaa ku filan iwm.

Maantayna wuxuu gacanta bidix ka dhunkaday Cc-shakuur asagoo u eg shinbir qoyday. 

"war tolow yaan meel cidla ah layga tegin".

Mushkilada khayre waxay tahay aragtidayda, hogaamiyaasha usc hor boodaya waxaa u badan niman isu arka inay ka miisaan culus yihiin haday noqoto madaxweynayaal hore ama xataa habka qabiilka ee 4.5 oo markii hoos laysugu noqdo aysan waxba usoo baxayn.

Wuxuu wax ku noqon lahaa qof iyo cod aragtidayda shacbiyad badana wuu lahaa, lakiin shalay maanta lagama dhigi karo waa karaamo beelay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
18 hours ago, gooni said:

Mushkilada khayre waxay tahay aragtidayda, hogaamiyaasha usc hor boodaya waxaa u badan niman isu arka inay ka miisaan culus yihiin haday noqoto madaxweynayaal hore ama xataa habka qabiilka ee 4.5 oo markii hoos laysugu noqdo aysan waxba usoo baxayn

Gooni,

Khayre waxa uu noqday daa'uus boogtiisi isaga iyo dadkii kaleba wada arkeen.

Hassan Sheikh iyo Ina C/shakuur ayuu hoos fahiistay.

Ilaahayoow na dil oo hana doorin syey reer galbeedku odhan jireen.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Galbedi
mucaaradka halistaa ma'ahan nimankaan usc oo shiraya horta waa inaad ogaataan midaas

usc waa beel isku raaci karta inay wax dumiso laakiin aan isku raaci karin inay wax dhisto wayna ogyihiin markay wax dumiyaan inay suuq bacaad iyo bakaaro kala aadayaan.

mucaaradka halistaa waa dulaalinta  hor boodaya shisheeyaha kenya iyo carabta sida Deni iyo madoobe.

khayre way u takhdiideen si fudud bayna khadka uga saareen.

Arinta kaliya oo ay is leeyihiin N/N waa lagu tuuri karaa waa inay  iska hor keenaan khayre iyo farmaajo.

maxay sameeyeen marka?

waxay la xiriireen khayre waxayna ka codsadeen inuu war-wareejiyo dirashada qof iyo cod waa dalab fudud, lakiin uusan garanayn cawaaqibkiisa.

waraaqihii xaliimo yarey hoos buu dhigtay ilaa uu ku dhawaaqay qorax dhicii doorasho dadban.

maxay tahay doorasho dadban?

Doorasho dadban waa ninkii xoog leh aa xabagta goosaaya lahjadii reer awoowe.

waa shaqo laandheere iyo laaluush.

way ogyihiin labadaas maamul in qof iyo cod ay ku lumayaan dadkuna ka daalay qabiilaysi.

khayre caawa waa laangaab tolkiis shaaha u dirsanayo shalayna wuxuu ahaa ninkii qsluu ta shacabka gilgilayay karti iyo cod labadaba.

Opa
nimankaan aad u ololaynayso darajada labaad bay kuu arkaan ayaga iyo puntland labaduba. 

Dad waxaa kuugu sokeeya siyaad barre iyo ehelkiisa sidii qaranku u burburayna maalin qabrigiisa lama siyaaran waana caqli xumada laydinku xaman jiray weligiin.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Fahad yaasiin, yaa uga baqdin badan farmaajo waa niman lunsan😁

waa nin shaqadiisa haysta amaan mudan hawlkar ah in fowdo loogu habar wacdo waa ceeb aad u wayn

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.