dhismahaguud

Somali “election” circus is in full force.

Recommended Posts

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka digey in ciidamada Xoogga Dalka la kala qeybiyo

By

 Mahad

 - 

March 17, 2021

Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah Midowga Musharaxiinta ayaa ka digey in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed la kala qeybiyo isla markaana laga shaqeeynayo in ciidamadu burburaan.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ku eedeeyay Taliyaha ciidamada xoogga dalka general Odowaa iyo taliyaha ciidamada Lugta General Biixi inay ku howlan yihiin sidii loogu kala qeybin lahaa ciidamada kuwo daacad u ah Farmaajo iyo kuwo kale.

“Waxaan xog sugan ku helaynaa in Ciidanka Xoogga Dalka (CXD) loo kala qeybinayo kuwo daacad u ah madaxweynaha xilkiisa dhamaaday iyo kuwo shaki laga qabo. Taliyaha ciidanka Generaal Odawaa iyo taliyaha ciidanka lugta Gen. Biixi ayaa shaqadaas ku hawlan.”ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in ciidamada loo kala qeybinayo kuwo dagaalada loo diro iyo qaar doorashooyinka lagu qalqal gelinayo.

“Ciidanka lagu tuhunsan yahay in aysan daacadda aheyn ayaa loo dirayaa furamaha dagaalka ee kooxaha argagexisada, halka kuwa la hubiyey daacadnimadooda loo diyaarinayo boobka doorashooyinka iyo weerarro lagu qaado siyaasiyiinta mucaaradka.”

Ugu dambeyntii waxa uu Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur uga digey taliyaha ciidanka in uusan horseedin burburka ciidanka, kana saaro ku milanka siyaasada, waana in uu ogaadaa in waa lay amray aysan luquntiisa ka saari doonin danbiyada uu galo.

 

WWW.JOWHAR.COM

Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah Midowga Musharaxiinta ayaa ka digey in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed...

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xasan Abgaal oo soo bandhigay qodob Puntland u saamaxaya in ay Soomaaliya ka go’do


Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal, ayaa sheegay in qodob Dastuuriya uu Puntland xaq u siinayo in ay ka go’do Soomaaliya, haddii la waayo dowlad Soomaaliyeed oo ku dhisan nidaam Federaal ah.

Wasiir Abgaal oo ka hadlayay kulan maanta ka qabsoomay duleedka Garoowe, ayaa tilmaamay in Puntland aysan marnaba aqbali doonin wax ka hooseeya dowlad Soomaaliyeed oo Federaal ku dhisan ,islamarkaana ilaalisa wixii lagu heshiiyay.

Xasan Abgaal, ayaa sidoo kale caddeeyay in Puntland ay ka go’i doonto Soomaaliya, haddii laga quusto nidaam dowladeed oo ku salaysan Federaal, kaas oo waxna la wadaago waxna la kala leeyahay.

PUNTLAND POST

Share this post


Link to post
Share on other sites

“Xasan Abgaal, ayaa sidoo kale caddeeyay in Puntland ay ka go’i doonto Soomaaliya, haddii laga quusto nidaam dowladeed oo ku salaysan Federaal, kaas oo waxna la wadaago waxna la kala leeyahay.”

Another nuclear option from pirateland clowns.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.